2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo kulan la qaatay Bisha cas Turkiga Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud macalin Cabdulle oo maalmahan safar shaqo ku joogo dalka Turkiga ayaa kulan la qaatay madaxdada ugu sareyso ee Bisha Cas ee dalka Turkiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jabuti oo ku soo wajahan Muqdisho Madaxweynaha Jabuuti Ismaacil Cumar Geelle ayaa ku soo wajahan magaalada Muqdisho, waxaana uuna kulama la qaadan doonna madaxda dowladda oo uu ugu horeeyo madaxweynaha Jamhuuriyadda Xasan Sheekh Maxamuud. Ismaacil Cumar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duulimaadyada garoonka diyaaradaha Aadan Cadde oo hakad ku jira Hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed ayaa hakad gelisay duulimaadyada maanta oo arbaco, xilli ay sheegtay in dayactir lagu sameynayo garoonka,. War ka soo baxay hay’adda ayaa lagu sheegay in 6:00am illa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Fanaan Cabdinaasir Macalin Caydiid oo geeriyooday Allaah u naxariistee waxaa magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya ku geeriyooday Fanaan Cabdinasir Macalin Caydiid oo kamid ahaa hobaladii Fanka Soomaalida. Cabdinasir Macalin Caydiid ayaa dhawrkii sano ee la…
9 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo noolaanaysa Al Shabaab la’aan. Tan iyo markii uu xilka la wareegay madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud, waxaa dalka ka curtay dagaal looga soo horjeedo kooxda Khawaarijta ah ee Al Shabaab, kaas oo leh jihooyin kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Dhimasho ka dhalatay Dhisma Biyamareen oo dumay Wararja naga so gaarayo waaxda Janaraal Daa’uud ee degmada Wadajir ayaa sheegaya in khasaaro dhimasho ah uu ka dhashay dhisma biyamareen dhulka hoostiisa ah oo laga dhisayay wadada. Wararka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaban qaabada shirka golaha wadatashiga qaran oo Muqdisho ka socda Magaalada Muqdisho waxaa ka socda diyaar garowgii ugu dambeeyay ee shirka golaha wadatashiga qaran, kaas oo la filayo in waqtiyada soo socdo uu ka furmo caasimadda. Madaxweynayaasha dowlad gobaleedyada dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Mayoow oo iscasilay Wasiirkii Warfaafinta dowlad gobaleedka Koonfur-galbeed Ilyaas Cali Nuur, ayaa shaaciyay in uu iska casilay xilkii wasiirnimo ee uu ka hayay maamulkaas. Wasiir ilyaas oo ku magac dheer Walaal Mayoow ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Wariye Laba sano xirnaa oo la siidaayay Wararka naga soo gaarayo magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ahaa sheegaya in goordhaw xabsiga laga sii daayay Wariye Cabdimaalik Sheekh Muuse Coldoon. Wariyaha ayaa laba sano ka hor la xiray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay dalka yimaadeen ciidamo tababar ugu manaa Eretria Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in maanta oo Arbaco ah ay magaalada Muqdisho soo gaareen qaybtii ugu horeysay ee ciidamo tababar ugu maqnaa dalka Ereteriya. Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Cabduqadir…