1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Gaas oo booqasho deg deg ah ku tagay Boosaaso Madaxweynaha Maamulka Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. Diyaarad gaar ah ayaa madaxweynaha oo ay waheliyaan xubno ka mid ah golaha wasiirada…
1 daqiiqo Sheeko:War Heshiis mar kale laga gaaray colaada Caabudwaaq Heshiis Rasmi ah ayaa lagusoo waramayaa in la kala dhexdhigay Maleeshiyo Beeleedkii ku dagaalamay Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud. Guddoomiye ku xigeenka maamulka dagmadaasi Khaliif Cabdisamad Cali ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxda dowladda Soomaaliya oo hambalyeeyay guushii Erdogan ee Turkiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul wasaare Cabdiweli ayaa si wada jir ah ugu hambalyeeyay guushii uu ka gaaray doorashadii Madaxtinimo ee dalka Turkiga…
2 daqiiqo Sheeko:War Garoowe: Madaxda Puntland oo casho sharaf u sameysay Xaabsade Madaxda maamulka Puntland oo shalay galab magaalada Garoowe kusoo dhaweeyay Axmed Cabdi Xaabsade oo horey xilal kala duwan ugu soo qabtay maamullada Puntland iyo Somaliland ayaa xalay casho sharaf ugu…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Erdogan oo guul weyn ka gaaray doorashada madaxtinimo ee Turkiga [huge_it_slider id=”50″] Raiisul wasaaraha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku guulaystay doorashadii madaxweynanimada ee dalkaasi. Doorashadan ayaa ahayd tii ugu horaysay ee taariikhada dalkaasi oo dadweynaha fursad u siisay…
1 daqiiqo Sheeko:War Marka: AMISOM oo lagu eedeeyay duqeymo ay dad ku dhinteen Maamulka Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha hoose ayaa Taliska Ciidamada howlgalka midowga Afrika ee AMISOM ku eedeeyay inay dad rayid ah ku xasuuqeen halkaasi. Guddoomiye ku xigeenka Marka dhanka…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka oo sheegay inuu ka badbaaday isku day dil Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay inuu ka badbaaday isaku day dil ah. Xildhibaan Cabdiweli Maxamed Qanyare Afrax oo ka mid ah Mudaneyaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:War Xeraale oo lagu qabaty shir looga soo horjeedo heshiiskii maamul u sameynta gobollada dhexe Maamulka Ahlu-Sunna Wal-Jameeca ee gobollada dhexe ayaa maanta deegaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud ku qabtay shir ay uga soo hor jedaan heshiiskii maamul u sameynta gobollda dhexe ee lagu gaaaray…
1 daqiiqo Sheeko:War Wafdi ka socda QM oo maanta gaaray Jowhar Waxaa maanta Magaalada Jowhar ee xarunta Gobalka Shabeelaha Dhexe gaaray wafdi ka socda Hay’adaha Qaramada Midoobay, kuwaasi oo u tagay ogaanshaha xaalada nolosha Degmadaasi. Wafdigaan ayaa waxa ay ka kala…
1 daqiiqo Sheeko:War Muqdisho: Digniino loo diray qaar ka tirsan wadayaasha baabuurta Maamulka Degmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa digniin u diray wadayaasha gaadiidka ee sida qaldan Baabuurta u dhiga Wadooyinka degmadaasi. Guddoomiyaha degmada Hodan Cabdulqaadir Cali Kulane ayaa sheegay in Maamulkooda…