3 daqiiqo Sheeko:War Guddiga horusocodka Maamulka Maaliyadeed ee xukuumadda oo Warbixintoodii Labaad soo saaray Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xuseen Cabdi Xalane ayaa maanta ka hadlay warbixintii labaad ee horusocodka Guddiga Maamulka Maaliyadeed (FGC) oo la soo saaray 15-kii June, 2014,…
2 daqiiqo Sheeko:War Axmed Cali Daahir oo loo magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Golaha Wasiiradda Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii caadiga ahaa waxaana shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa looga hadlay xaaladda ammaan ee dalka iyo xil…
6 daqiiqo Sheeko:War Bachelorarbeitmeister . De – Neu Effizient Aufsatz Verlag Unternehmen Bachelorarbeitmeister http://www.bachelorarbeitmeister.de/ . De – Neu Effizient Aufsatz Verlag Unternehmen Mein Vorname ist Elias, ich bin der Student des vierten Studienjahres der Humboldt Universität. am Schluss des zweiten Studienhalbjahres benötige…
1 daqiiqo Sheeko:War Cirfo oo ku baaqay joojinta dagaalka Caabudwaaq Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Galgaduud ayaa ku baaqay in si shuruud la’aan ah loo joojiyo Colaadda iyo dagaallada dib uga bilowday Gobolkaasi. Xuseen Cali Wehliye Cirfo oo ah Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud…
2 daqiiqo Sheeko:War QM oo $75 Milyan ugu deeqday dalal ay kamid tahay Soomaaliya Hey’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan Ka hortagga Xaaladaha Deg-Deg- ah ee bini aadnimo ayaa ku deeqdey lacag dhan $75 Million oo doollar si sare loogu qaado Deeqaha La siiyo Wadamada…
1 daqiiqo Sheeko:War Marxuumad Saado Cali oo aas qaran loogu sameeyay Muqdisho [huge_it_slider id=”35″] Waxaa maanta aas qaran Muqdisho loogu sameeyay Marxuumad Saado Cali Warsame oo Shalay koox Hubeysan ay ku toogteen Magaalada Muqdisho. Waxaa marxuumada salaada janaasada xarunta madaxtooyada kula tukaday…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxda dowladda Soomaaliya oo ka hadlay aaska Saado Cali Waxaa maanta aas qaran Muqdisho loogu sameeyay Marxuumad Saado Cali Warsame oo Shalay koox Hubeysan ay ku toogteen Magaalada Muqdisho. Xubnihii ka qeyb galay aaska Saado waxaa kamid ahaa Ra’iisul…
1 daqiiqo Sheeko:War Shil sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay buundada Ansalooti ee Muqdisho Hal qof ayaa ku geeriyooday, mid kalena waa uu dhaawacmay kadib markii shil gaari uu maanta ka dhacay agagaarka buundada Ansalooti,degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho. Shilka ayaa dhacay kadib…
1 daqiiqo Sheeko:War Wax garad ku howlan dhexdhexaadinta Maleeshiyo ku dagaalamay Caabudwaaq Odayaasha dhaqanka Gobolka Galgaduud ayaa waan waan ka dhex Bilaabay Beelaha ay ka soo jeedaan Maleeshiyaadkii shalay ku dagaalamay degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud. Nabadoon Maxamed Ciise Cadde oo ka…
2 daqiiqo Sheeko:War Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo saaka dil ku fulisay afar qof Waxaa saakay lagu toogtay Fagaaraha Iskool boliisiyo oo dadka qaarkii ay u garanayaan Jeneral Kaahiye ee Magaalada Muqdisho Afar nin oo la sheegay in ay ka tirsanaayeen xarakada Al-Shabaab. Guddoomiyaha…