2 daqiiqo Sheeko:War Qaramada midoobey oo musuq ku eedeysay madax ka tirsan dowladda Soomaaliya Kooxda la socodka cuna qabateynta saaran dalalka Soomaaliya iyo Eretria ayaa sheegay in musuq maasuq baahsan uu ka taagan yahay hay’adaha dowladda federaalka Soomaaliya. Warbixin kooxdan ay soo saartay ayay…
1 daqiiqo Sheeko:War Maamulka Khaatumo oo ka hadlay dagaal shalay ka dhacay duleedka Laas Caanood Hogaanka maamulka Khaatumo ayaa faahfaahin ka bixiyay dagaal shalay galinkii dambe deegaano hoos taga magaalada Laas Canood ku dhax maray ciidamada maamulkaasi iyo kuwo Somaliland. Wasiirka madaxtooyada maamulka Khaatumo Mukhtaar…
1 daqiiqo Sheeko:War Xisbiga CORD oo dalbaday ogaanshaha tirada askarata Kenya uga dhimatay Soomaaliya Xisbiga mucaaradka dalka Kenya ayaa ka dalbaday dowladda uu hogaamiyo madaxwayne Uhuru Kenyatta in ay soo gudbiso tirada askarta Kenyaanka ee ku geeriyootay howlgalka AMISOM ee ka socda dalka. Guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:War Qoraa Cabdul qaadir Oromo oo ku geeriyooday London Allaha u naxariistee waxaa habeenkii xalay ahayd Isbitaal ku yaalla magaalada London ee dalka Ingiriiska ku geeriyooday qoraagii caanka ahaa Ee Soomaaliyeed Cabdul qaadir Macalin Cismaan {Oromo}oo isagu muddooyinkaanba ku…
1 daqiiqo Sheeko:War Xaalada deegaanka Deefow oo saaka degan Masuul u hadlay maamulka dowladda federaalka Soomaaliya ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in odayaasha dhaqanka gobolkaasi ay ka gaabiyeen soo afmeerida dagaallada salka ku haya qabaa’ilka ee ka taagan gobolka…
2 daqiiqo Sheeko:War Qoysas Dan yar ah oo deeq afur ah loogu qeybiyay degmada Hodan Dan yar tabaalaysan oo ku dhaqan degmada Hodan ayaa maalintii 18-daad ee bisha Barakaysan ee Ramadaan ka faa’iidaystay raashin afurin ah oo ay bixinayso Bisha Cas ee Dowladda Imaaradka Carabta…
1 daqiiqo Sheeko:War Xukuumadda iyo baarlamaanka dalka oo bogaadiyay Goobjoog FM Wasaaradda warfaafinta, Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya, ururada bulshada Raydka iyo bahda Saxaafada ayaa si isku mid ah u bogaadiyay sanad guurada labaad ee Goobjoog FM. Hadal wasiirka warfaafinta…
1 daqiiqo Sheeko:War In kabadan 10 ruux oo ku dhimatay dagaal mar kale ka qarxay Deefoow 11 qof ayaa ku geeriyooday 20 kalana waa ay ku dhawacmeen kadib dagaal mar kale maanta ka qarxay degaanka Deefow ee gobolka Hiiraan. Dhaawacyadii ka dhashay dagaallada ka dhacay deegaankaasi…
2 daqiiqo Sheeko:War Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo xariga ka jaray dhismaha xarunta wasaaradda ganacsiga Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed oo ay wehliyaan xubno ka tirsan golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray…
1 daqiiqo Sheeko:War Baabuur ku qarxay suuqa degmada Xamarweyne War goor dhow naga soo gaaray degmada Xamarweyne ayaa sheegaya in qarax xoogan uu ka dhacay agagaarka suuqa bacadlaha ee degmadaas. Qaraxa ayaa ka dhashay gaari noociisu ahaa Kaarib lagu…