2 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo safiirkeeda u fadhiya Marekanka u magacawday Cumar C/rashiid Ra’iisal wasaarihii hore ee dalka,Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa noqonaya safiirka dowladda Soomaaliya u fadhisanaya dalka Marekanka,sida ay baahiyen qar ka mid ah warbaahinta. Warkan ayaa waxaa lugu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:War Moos laga Dhoofiyay Dekeda Muqdisho Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in beeralay Soomaaliyeed ay mooskii ugu badnaa muddo 10 sanno ah ka dhoofiyeen dekeda Muqdisho, iyagoo u dhoofiyay dalalka Kuwait iyo Imaraadka. Wasiirka Beeraha ee dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:War Ciidan ka tirsan AMISOM oo la geynayo deegaanka Deefow Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha AMISOM ayaa Kulan ay maanta magaalada Beledweyne ku yeesheen isku afgartay in ciidanka Midowga Afrika la geeyo deegaankii shalay uu ka dhacay dagaal u…
1 daqiiqo Sheeko:War Ciidamada dowlada iyo Amisom oo howl-gallo ka sameeyey casimadda Ciidanka Dowladda Soomaaliya oo kaashanaaya Amisom, ayaa waxay xalay howl-gal ballaaran ka sameeyeen Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir. Sidoo kale hawlgalka wuxuu sameeyay halka ay iska gallaan Degmooyinka Wadajir iyo…
2 daqiiqo Sheeko:War Golaha Wasiirada oo isku raacay in Wasaaradda Arrimaha Dibadu go’aan ka gaarto cida qaadanaysa Baasaboorka diblomaasiga Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir guddoomiyey kulankii caadiga ah ee Golaha Wasiirada, waxaana looga hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan xaaladda…
2 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka maaliyadda dalka oo booqasho ku jooga Kismaayo Waxaa galinkii danbe ee shalay gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose wasiirka maaliyadda xukuumadda faderaalka ah ee Soomaaliya mudane Xuseen Cabdi Xalane iyo mas’uuliyin kale oo dowladda ka…
2 daqiiqo Sheeko:War Dad ku tabaleysan degmada Hodan oo la gaarsiiyay raashin afur ah Dadka tabaalaysan oo ku dhaqan degmada Hodan ayaa maalintii 12-naad ee bisha Barakaysan ee Ramadaan ka faa’iidaystay raashin afurin ah oo ay bixinayso Bisha Cas ee Dowladda Imaaradka Carabta ,oo…
2 daqiiqo Sheeko:War Waxaa soo baxaya warar ku saabsan in baarlamaanka Kenya uu dhawaan ka doodi doono in ciidamada Kenya ee ku sugan Soomaaliya ay kasoo baxaan halkaas iyo in kale. Mudane ka…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka oo ka hadlay is qabqabsiga ka jira garsoorka Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in xilligan aan loo baahnayn is qab-qabsiga dhinaca hay’adaha garsoorka. Guddoomiyaha maxkamadaasi Caydiid Ilka Xanaf ayaa sheegay in dalka waqtigan uu…
1 daqiiqo Sheeko:War Rag hubeysan oo maanta abuukaate ku dilay degmada Dharkiinleey ee magaalada Muqdisho Rag ku hubaysan bistoolado ayaa saaka degmada Dharkiinleey ee magaalada Muqdisho ku dilay nin qareen ahaa. Wararka ayaa intaa ku daraya in raga dilka geystay ay ahaayeen labo nin oo…