1 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiye lagu dhaawacay magaalada kismayo Waxaa ku dhaawacmay weerar ay xalay dabley ka tirsan Al-shabab ku qaadeen hoygiisa Maxamed Sugoow, gudoomiyaha xaafadda shaqaalaha ee magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose. Sidaas waxaa war-baahinta u…
3 daqiiqo Sheeko:War Munaasabad lagu sagootinaayey Safiirkii Turkiga oo lagu qabtay Villa Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Somalia ayaa xalay ka qeyb galay munaasabad lagu sagootinayay Danjirihii horre ee dowladda Turkiga u fadhiyay Soomaaliya laguna soo dhaweynayay Danjiraha cusub ee dowladda Turkigu…
2 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo heshiis la gaartay shirkad shidaalka baarta Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa heshiis iskaashi la saxiixatay shirkad shidaal oo laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta. Shirkadda ay dowladda heshiiska la gashay oo lugu magacaaba Mubadala,ayaa la sheegay inay ku…
2 daqiiqo Sheeko:War Fowsiyo Yusuf : "warbixinta Monitoring Group-ka waa been abuur" Wasiiradii hore arimaha dibadda ahna Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dalka Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa beenisay warbixin horu dhac ah oo ay soo saareen kooxda lasocodka cunaqabateynta hubka ee UN…
1 daqiiqo Sheeko:War Caruur gaajo ugu geeriyootay gobolka sh. hoose Wararka ka imaanayo gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegaya in xaalad adag oo bani’adanimo ay kajirto halkaas, iyadoo lasoo sheegayo dhimashada caruur barakacayaal ah. Madaxa arimaha Samafalka ee Wasaarada Arimaha Gudaha…
2 daqiiqo Sheeko:War Magdhow la siinayo qoysaska ciidamada Kenya kaga geeriyooda Soomaaliya Dowladda Kenya ayaa sheegtay in mag dhow lacageed la siinayo qoysaskii ay ka geeriyoodeen askartii kenyaatiga ahaa ee ku dhintay Soomaaliya. Wasaaradda difaaca dalka Kenya waxa ay xustay in ciidamada…
2 daqiiqo Sheeko:War Dr.Cabdiraxmaan Beyle oo qaabilay safiirka Kuuriyada koofureed [huge_it_slider id=”31″] Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta kaga gudoomay Xafiiskiisa nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Korea…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaano xad gudub ku tilmaamay magacaabistii RW ee guddiga farsamada Kadib markii ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh uu xalay magacaabay guddiga farsamada ee maamulka KMG ee koofur galbeed, waxaa soo baxay durbadiiba xildhibaano ka tirsan baarlamaanka dalka…
1 daqiiqo Sheeko:War Dagaallo maanta xarakada Al-shabaab iyo AMISOM ku dhex maray deegaano ka tirsan Baay iyo Hiiraan Ilaa saddex ruux ayaa ku geeriyootay afar kalena way ku dhaawacmeen dagaal maanta Ciidamada Dowladda kuwa AMISOM iyo xarakada Al-Shabaab ku dhex maray deegaano hoos yimaada degmada Owdiinle ee Gobolka…
2 daqiiqo Sheeko:War Bisha Cas ee Imaaradka oo Qoysas ku afurisay Muqdisho Dowladda Imaaradka Carabta ayaa maalintii 19-aad ka wada qeybo ka mid ah degmooyin ka tirsan caasimada Muqdisho ee Gobolka Banaadir qeybinta raashin bisil oo ay ugu tala gashay inay ka…