1 daqiiqo Sheeko:Dalka ATMIS oo hambalyeeysay qabsashada Aadan Yabaal Ergayga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika Danjire Maxamed Al-Amiin Seyf, ayaa ugu hambalyeeyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed xoreynta Aadan Yabaal, magaalo dhacda Gobolka Shabeellada Dhexe oo kooxaha argagixisada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aadan Yabaal oo si rasmi u soo gashay gacanta dowladda Ciidamada dowladda oo taageero ka helaya kuwa deegaanka iyo ah ayaa Al-shabaab ka saaray degmada Aadan Yabaal oo ka tirsan gobolka Shabeellaha dhexe, waxaana dowladdu ay sheegtay in si buuxda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Jabuti Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la filaya in uu gaaro magaalada Jabuti ee dalka Djabuti. Socdaalka madaxweynaha ayaa salka ku haayo soo xiritaanka shirka machadka daraasaadka siyaasadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo La Kulmay Madaxweynah Galmudug Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle oo ku sugan Magaalada Dhuusamareeb ayaa Madaxtooyada Galmudug kula kulmay Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo Wasiirka Gargaarka Galmudug Cabdiraxmaan Makkaawi, iyaga oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka TPLF oo isaga baxday furimihii dagaalka Ciidamada jabhadda TPLF ayaa sheegay in ay ka baxeen inta badan furimihii dagaalka ay kaga jireen kadib heshiis ay la gaareen dowladda federaalka. Hoggaanka ciidamada TPLF, ayaa xaqiijiyay in 65%…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Ukraine oo sheegay in gurmad ay u baahan yihiin dalal ay ku jirto Soomaaliya Volodymyr Zelenskyy madaxweynaha dalka Ukraine, ayaa sheegay in dalal ay Soomaaliya ku jirto ay wajahayaan xaalad bini’aadanimo oo aad u daran. Zelenskyy ayaa soo hadal qaaday in dalalka Itoobiya, Koofurta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Xamse oo Kulan La Qaatay Wasiirka Horumarinta Caalamiga ah ee Dowladda Norway Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Horumarinta Caalamiga ah ee dowladda Norway Anne Beathe Tvinnereim, kaas oo saraf kusoo gaaray dalka, iyaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Kalluumaysiga oo magaci laga baddalay Wasaaradda Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ayaa laga badalay magaca sida lagu xaqiijiyay war ka soo baxay xafiiska ra’iisulwasaaraha dalka. Go’aanka magac badalista ayaa yimid kadib soo jeedin ka timid wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nin dilay Darawal Gaari oo lagu xukumay dil togaasho ah Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah ku ridday Cabdiraxmaan Cadow Ciisem Maxamed oo lagu eedeyay in uu ka dambeeyay dilka allaah u naxariiste Marxuum Saylax Cabdulle Axmed oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka IRAN oo toogatay dadka ay sheegtay in ay u shaqeynayeen MOSSAD Mas’uuliyiinta Iran ayaa toogasho ku dilay afar qof oo lagu eedeeyay inay u shaqeynayeen hay’adda sirdoonka ee Mossad ee Israa’iil, sida ay ku warantay wakaaladda wararka ee IRNA . IRNA…