1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jarmalka oo lacago ugu deeqay Soomaaliya Dowladda Jarmalka ayaa sheegtay in ay Soomaaliya ku taageereyso €1.5 milyan si wax looga qabto xaaladda abaarta ka jirta Soomaaliya. Lacagtaan ayay Jarmalku soo marsiinayaan hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka oo ka digtay Roobab daadad wata oo ka da’a Dalka Hay’adda maaraynta Musiibooyinka ayaa ka digtay roobab dabaylo wato oo ka da’a qaybo kamid ah gobalada dalka inta lagu gudajiro todobaadka ugu horeya ee bisha December. Digniinta ayaa lagu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirrada oo Ka Shiray Xasilinta Caasimadda iyo Deegaannada Al-shabaab Laga Saaray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi ayaa maanta guddoomiyey shir looga hadlayay xasillinta deegaannada laga xoreeyey Al-shabaab ee soo galay gacanta dowladda iyo sidii loo gaarsiin lahaa adeegyada…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Maalgashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya oo lagu soo gebagebeeyey Muqdisho Waxaa shalay la soo gabagabeeyay shirweynaha caalamiga ah ee dhiiragelinta maalgashiga Somalia oo mudo laba maalmood ah ka socday magalaada Muqdisho. Shirweynahaan oo ay soo agaasintay waaxda dhiiragelinta maalgashiga ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka oo ka doodaya Miisaaniyadda Sanadka 2023 Waxaa xarunta Villa Hargeysa goordhaw ka furmay kal-fadhiga wadajirka ah ee labada gole Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Kulankan oo ajendihiisu uu yahay in akhrinta koowaad la mariyo miisaaniyadda dowladda ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo taagero ka dalbatay Deeq Bixiyayaasha Caalamiga Ah Dowladda Soomaaliya oo ka qaybgashaya furitaanka kal-fadhiga 113-aad ee golaha IOM, ayaa codsatay in laga taageero la qabsiga isbaddalka cimilada. Ergayga gaarka ah ee madaxweynaha u qaabilsan arrimaha gurmadka abaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariyayaal Lagu Xiray Baydhabo Wararka naga soo gaarayo magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in ciidamada nabad sugidda dowlad gobaleedka Koonfur-galbeed ay xabsiga u taxaabeen saddax wariye. Wariyayaasha la xiray ayaa ku sugnaa gudaha garoonka diyaaradaha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisul Wasaare ku xigeenka oo Ka Qeybgalay Shir Madaxeed Afrika Ee Ka Furmay Niger Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ka qayb galay shirka madaxeedka Midowga Afrika ee ku saabsan warshadaynta iyo isu dheelli-tirka dhaqaalaha oo ka dhacay caasimadda dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mustafa Yaasiin oo loo magacaabay Maareeyaha guud ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda federaalka ee Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa u magacaabay Mustafa Yaasiin Sheekh Maareeyaha guud ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka Kadib soojeedinta Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda sida lagu baahiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qaraxyo Khasaaro Dhaliyay oo Ka Dhacay Magaalada Jerusalem Ee Dhulka Reer Falastin Qaraxyo isxigxigay ayaa maanta ka dhacay Boosteejo basaska laga raaco magaalada Jerusalem ee daanta galbeed ee dhulka reer Falastiin ee Yuhuuddu degan tahay, qaraxyada ayaa waxaa wax ku noqday ilaa…