1 daqiiqo Sheeko:Dalka UCID iyo WADANI oo cadeeyay Mowqifkooda ka dhanka ah Muuse Biixi Hoggaanka xisbiyada mucaaradka ah ee Somaliland ayaa cadeeyay moowqifkooda ka dhanka ah mudda kororsiga madaxweynaha waqtiga uu ka dhamaaday Muuse Biixi. Shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada Hargeysa ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Xamse oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlay Horumarinta Dhaqaalaha Qaranka. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan looga hadlayay barnaamijka Xukuumadda ee Horumarinta Dhaqaalaha Qaranka. Shirka oo ay ka soo qaybgaleen guddi hoosaadka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qarax Khasaaro Dhaliyay oo Ka Dhacay Magaalada Istanbuul Ee Dalka Turkiga Waxaa warar dheeraad ah laga helayaa qarax maanta galinkii dambe ka dhacay maqaayad ku taalla magaalada Istanbuul ee dalka Jamhuuriyadda Turkiga, waxaana kasoo baxayaan warar kale duwan khasaaraha uu geystay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka UCID iyo WADANI oo kulamadoodii ugu dambeeyay ku yeelanaya Hargeysa Hoggaanka xisbiyada mucaaradka ee UCID iyo WADANI, ayaa yeelanaya kulamadoodii ugu dambeeyay ee ay ku cadeynayeen mowqifkooda ka dhanka ah mudda xileedka dhamaaday ee madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Kulanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Caan ah oo lagu dilay gobalka Galgaduud Wararka naga soo gaarayo deegaanka Dhisaq Shurufle ee hoostaga gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in kooxa hubaysan ay habeennimadii xalay ku dileen deegaanka Sheekh Caan ah iyo wiil uu dhalay. Sheekha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan oo Booqasho Ugu Tagay Ciidanka Cirka Soomaaliya Ee Lagu Tababarayo Eritrea Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa maanta kormeeray xerada ay tababarka ku qaadanayaan Ciidanka Cirka Soomaaliyeed ee ku…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisulwasaare Xamse oo Booqday Kuliyadda Lagu Tababaro Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre oo ku guda jira booqashada rasmiga ah ee dalka Djibouti uu ku joogo, ayaa maanta booqday Kuliyadda Tababarka booliiska ee Idiris…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan oo Safar Ugu Ambobaxay Dalka Eritrea Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ugu amba-baxay dalka Ereteriya, oo ay ku sugan yihiin ciidan ka tirsan xoogga dalka oo halkaas tabar ku qaatay dhowr…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka RW Xamsa oo la kulmay Ismaaciil Cumar Geelle Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Abdi Barre ayaa maanta aqalka Madaxtooyada Jabuuti kula kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle. Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha ayaa kulankooda waxa ay kaga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo dib u habayn ku sameeyay Golaha Dhaqaalaha Qaranka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kadib markuu tixgaliyey baahida loo qabo in dib u habeyn lagu sameeyo Golaha Dhaqaalaha Qaranka si loo waafajiyo arrimaha mudnaanta leh…