1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka oo ka digtay Roobab daadad wata oo ka da’a Dalka Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka ayaa sheegtay in laga cabsi qabo todobaadyada soo socda in qaybo kamid ah dalka ka da’aan roobab dabeylo wato. Todobaadka labaad ee bisha ayaa la filaya in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Xamsa oo u ambabaxay dalka Jabuti Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa goordhaw safar ugu ambabaxay dalka Jabuti. Ra’iisulwasaare Xamsa ayaa casuumaad ka helay dhiggiisa Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Jabuuti, Cabdulqaadir Kaamil Maxamed.…
2 daqiiqo Sheeko:War Ra’iisulwasaare Xamsa oo Safiirka Finland kulan ku yeeshay Muqdisho Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan la qaatay safiirka dalka Finland u fadhiya Soomaaliya. Xamsa Cabdi Barre ayaa kala hadlay xaaladda dalka iyo sidii loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo shirka COP-27 ka qayb-galayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Sharma ee dalka Masar, halkaas oo uu kaga qaybgalayo shirka COP-27. Madaxweynaha ayaa lagu soo dhaweeyay dalka Masar, waxaana uu madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:War Ra’iisul Wasaare Xamse oo Muqdisho Kula Kulmay Dhaqaatiirta Jabuuti Ka Timid Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Dhaqaatiir ka socday dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti oo Muqdisho u yimid sidii ay uga qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha gudaha oo gaaray Baydhabo, Akhriso u jeedka Socdaalka wasiir Fiqi Wasiirka arrimaha gudaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta dowlad gobaleedka Koonfur galbeed. Fiqi ayaa waxaa isaga iyo wafdigiisa ku soo dhaweeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay heshiiska TPLF iyo Dowladda Itoobiya Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhaweeysay heshiiska horudhaca ah ee ay gaareen Dowladda dhexe ee Itoobiya iyo Jabhadda TPFL. War ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka oo cunaqabateyn ku soo rogay Rag ka tirsan Daacish Dowladda Maraykanka ayaa cunaqabateyn dul dhigtay xubna sar sare oo ka tirsan kooxda Daacish ee ka dagaalanta qayba kamid ah Soomaaliya. Maraykanka ayaa sheegay in ragga uu cunaqabateynta dul dhigay…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Xasan Shiikh oo Ka Qeybgalaya Shirka Jamaacadda Carabta Ee Aljeria Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay furitaanka meertada 31-aad ee Shir-madaxeedka Ururka Jaamacadda Carabta oo ka furmay magaalada Aljeris ee dalka Aljeeriya, kaas oo ay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hay’adda Amnesty International oo Bayaan Kasoo Saartay Qaraxyadii Soobe 2 Hey’adda u dooda Xuquuqul Insaanka ee Amnesty international ayaa ka hadashay qaraxyadii 29-kii bisha October ka dhacay magaalada Muqdisho, kuwaas oo dhaliyay khasaare isugu jiro dhimasho dhaawac iyo burbur Hantiyadeed,…