1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye Koonaa oo ku geeriyooday qaraxyo Muqdisho ka dhacay Allaah u naxariistee waxaa goordhaw qarax ka dhacay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Maxamed Ciise Koona, kaas oo kamid ahaa wariyayaasha sida wayn looga yaqaano dalka. Koonaa ayaa la soo wariyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka golaha wadatashiga qaran oo Maanta la soo gabagabeynayo Waxaa maanta lagu wadaa in la soo gabagabeeyo shirka golaha wadatashiga qaranka oo muddooyinkii la soo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho. Shirkaan ayaa furmaay maalinnimadii khamiista ee aan soo dhaafnay,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiin ka tirsan DF oo gaaray Gobalka Hiiraan Wasiirka arrimha gudaha iyo dib u heshiisiinta dowladda federaalka Axmed Macalin Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Buulo burte ee gobalka Hiiraan. Mudane Wasiir Fiqi, waxaa safarka ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Halkee salka ku hayaa fashilka soo wajahaya diyaarada Ethiopia Airlines Diyaarada Ethiopian Airlines (EA) ee duulimaadkeedu uu yahay ET-3717, ayaa waxaa xayirad dhanka cirka ah ku sameeyay diyaaradaha dagaalka ee dalka Greece, kadib markii ay diyaaradda lumisay xiriirkii ay la…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Jaamacadda Carabta Ee Algeria Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaaliya Mudane Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maanta khud-bad ka jeediyay Fadhiga 31-aad ee Wasiirada Maaliyadda Dadalka Jaamacadda Carabta oo sanadkaan lagu qabtay , caasimaddiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Shir Kaga Qeybgalaya Dalka Algeria Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa gaaray Magaalada Algiers ee caasimadda dalka Algeria, halkaas oo uu uga qeyb gali doono shir ay isugu inaanayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobab Dabeylo Wato Asbuucaan Laga Saadaaliyay Soomaaliya iyo Digniino Hey’adda Maareynta Musiibooyinka dowladda federalka Soomaaliya ayaa markale soo saartay digniinaha ku aadan Roobab xoogan oo asbuucan soo aadan la filayo in ay ka da’aan gobollada dalka ee qaarkood, gobollada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Xamsa iyo Guddoomiye Madoobe oo Kulamo Sagootin ah la qaatay Safiirka Qatar Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federaalka Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan shaco sharaf iyo sagootin ah la qaatay safiirka dalka Qatar u fadhiyay dalkeenna. Xamsa Cabdi Barre, ayaa kaga mahad celiyay safiirka shaqadii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan sagootin ah la qaatay James Swan Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Mudane James Swan oo soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal beeleed maalintii labaad ka socda deegaanno hoostaga goblka Shabeellaha Hoose Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxayo dagaal beeleed maalintii labaad ka socda qaar kamid ah deegaannada hoostaga degmada Walanweyn ee gobalka Shabeellaha Hoose. Dagaalkaan ayaa salka ku hayo dhulbeereed ku yaalla…