1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika Wararka naga soo gaarayo dalka Koonfur afrika ayaa sheegaya in kooxa burcad ah ay xalay dil ugu gaysteen gudaha dalkaas Muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ah Soomaalida dalkaas ku ganacsata. Dilka…
2 daqiiqo Sheeko:War Waa kuma Ciyaaryahanka Soomaaliya matalay ee isaga oo Macalin ah Koobka u qaaday Xulka qaranka Soomaaliya ee 17-sano jirada ayaa guul ka gaaray maalinnimadii shalay ahayd kadib ciyaarta kama dambeysta ah ee tartanka 17-sano jirada Bariga iyo Bartamaha Afrika oo ay la dheeleen…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisulwasaara Xamse oo Gaaray Itoobiya ,Xilli Xulka Qarankeena ay Sabtida Ciyaarayaan Finalka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre oo gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobaya ayaa galabta kulan kula qaatay magaaladaas Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka, ahna Wasiirka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan Shiikh oo Warqadaha Aqoosiga Ka Guddoomay Danjiraha Cusub Ee South Africa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Koonfur Afrika Mudane Mninwa Johannes iyo Bangaaladesh Mudane Tareque Muhammad. Danjiraha Jamhuuriyadda…
2 daqiiqo Sheeko:War Maamulka Degmada Cadaado oo Mamnuucay in La Dhiso Dhulalka Sharciyada aan Laheyn Guddoomiyaha degmada Cadaado Faarax Diiriye Warsame ayaa sheegay in maamulka degmadu mamnuucay in la dhiso dhul aan ogolaasho looga haysan waaxda dhul bixinta degmada ama la cabiro dhul banaan oo…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikhda Calanka Soomaaliyeed Maanta oo kale, Sanadka walba waxaa dalka laga xusaa maalinta Calanka, waa maalin ka tarjumeysa Qarannimo, Midnimo iyo gumeysi naceyb, 68 sano ayaa ka soo wareegatay markii la sameeyay calanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka TPLF oo Eretria ku eedeysay in ay duqayn gobalka ka gaysatay Mas’uuliyiinta gobalka Tigrayga ayaa ku eedeyay dowladda Itoobiya in ay xulafadeeda Eretria, ay duqaymo aan loo meel dayin ay ku garaacday gobalka saacadihii la soo dhaafay. Duqaynta oo ka dhacday…
1 daqiiqo Sheeko:War UK oo Soomaaliya Ugu Deeqday £50 Million, Si Wax Looga Qabto Abaaraha iyo Arrimo Kale Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wadahadal fogaan aragga Internet-ka la yeeshay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee UK James Cleverly, iyagoo ka wadahadlay arrimo dhowr oo quseya dhinacyada. Xoghayaha…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Gabar Waxbaratay, Waa Bulsho Waxbaratay Nadiifo Maxamed waa 35 jir umuliso ah, ku nool Degmada Balcad oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha dhexe ee Soomaaliya, waxay kaalin wax ku ool ah ka qaadataa hor’umarinta bulshadeeda, shaqadeeduna…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan Shiikh oo Kulan La Qaatay Dhigiisa Dalka Uganda Yoweri Museveni Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay dhiggiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Kaguta Museveni ayaa kala hadlay xasilloonida gobolka iyo xiriirka labo geesoodka ah ee Soomaaliya…