1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Guddoomiye Aadan Madoobe oo La Kulmay Guddoomiyaha Baarlamaanka Netherlands Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magaalada The Hague ee dalka Boqortooyadda Netherlands kulan kula qaatay Marwo Vera Bergkamp oo ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Xamsa oo kormeeray xarunta dowladda hoose ee Xamar Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta maamulka dowladda hoose ee Xamar. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 12 sano kadib geeridii Abshir Bacadle, Dib u milicso taariikhdiisa Maanta oo kale laba iyo toban sano ka hor waxaa geeriyooday allaah u naxariiste Abwaan Abshir Nuur Faarax Bacadled oo kamid ah ahaa sugaanyahannada ugu caansan geyiga Soomaalida. Haddaba, Dib…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xeer Madaxweyne ku baabi’iyay guddiyada Adeegga Garsoorka iyo La Dagaalanka Musuqmasuqa Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gebi ahaanba baabi’iyay xeer golaha adeegga garsoorka iyo guddiga madaxbanaan ee la dagaalanka musuqmasuqa. Xasan Sheekh ayaa sheegay in isaga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaad ka taqaanna Jabhadda FRUD ee weerarka ku qaaday ciidamada Jabuuti? Jimcihii la soo dhaafay koox hubaysan ayaa askar ka tirsan ciidamada Jabuti ku dishay meesha loo yaqaano Garabtisan oo ka tirsan gobalka Tadjourah. Weerarka askarta lagu dilay ayaa yimid kadib…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sanad kadib geeridii Maxamed Daahir Afrax, Dib u milicso taariikhdiisa Sanad ka hor maanta oo kale waxaa geeriyooday Maxamed Daahir Afrax oo kamid ahaa aqoonyahanada dhanka afka iyo dhaqanka ee Soomaalida. Allaha u naxariiste waxaa uu xanuunka Corona Virus ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo shaacisay liiska Baraha Shabaab laga xiray Dolwadda Soomaaliya ayaa shaacisay in ay hawada ka saartay qaar kamid ah baraha dhanka iInternet-ka ah ee lagu baahiyo wararka ururka alshabaab. Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda ee Soomaaliya ayaa shaacisay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Hore Daahir Guutaale oo geeriyooday Allaah u naxariisto waxaa dalka Hindiya ku geeriyooday Daahir Xasan Guutale, oo kamid ahaa xildhibaannadii dalka soo maray. Daahir Xasan Guutale, ayaa muddooyinkii la soo dhaafay waxaa la soo darsay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Degmada Balanbale oo loo doortay Maamul Cusub Golaha deegaanka degmada Balanbale ee gobalka Galgaduud ayaa doortay guddoomiyaha iyo kuxigeenka guddomiyaha cusub ee degmada kadib doorasho ka dhacday xarunta degmada. Cabdiazis Xaashi Cali ( Iraad) ayaa loo doortay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan Shiikh oo Gaaray Uganda, Waa Maxay Ujeedka Safarkiisa? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay booqasho uga bilaabatay dalka Uganda ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Kampala ee Caasumadda dalkaas,…