2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wiilka Madaxweynaha Uganda: Aniga iyo ciidamadeyda laba isbuuc naguma qaadenyso in aan ku qabsanno Nairobi Taliyaha ciidamada militeriga Uganda ahna wiilka madaxweynaha dalkaas Muhoozi Kainerugaba, ayaa sheegay in aysan waxba la ahayn in uu qabsado Niarobi. Qoraal uu soo dhigay barta uu ku leeyahay Twitterka…
2 daqiiqo Sheeko:War Ergayga Arrimaha Abaaraha oo La Kulmay u Qaabilsanaha Dowladda Ingriiska Ee Geeska Afrika Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya u qaabilsan Gurmadka Abaaraha xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo xalay gaaray magaalada London ee carriga Ingiriiska ayaa kulan la qaatay Ergeyga gaarka…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Xog Cusub: Caydiid oo soo Riday “Black Hawk” iyo Oakley “Gorgorka Baalashaan ka Rifeynaa” Maanta oo kale 29 sano ka hor, ciidamo ka socday dalka Mareykanka oo Muqdisho, caasimadda Soomaaliya u joogay hawlgalka “rajo soo celin”-ta iyo caawinta dadka iyo dalka dhibaateysan ayaa isku…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 150 Qof oo Ku Geeriyootay Rabshado Ka Dhacay Garoon Lagu Ciyaaro Kubadda Dalka Indonesia Wararka laga helayo Dalka Indoniisiya ayaa sheegaya in ay dhinteen in ka badan 150 qof tiro ku badan 210 na dhaawacmeen ka dib markii rabshado ka dhaceen goob garoon kubadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sweden oo Turkiga ka qaadday xayiraad ay horay u saartay Dowladda Sweden ayaa sheegtay in ay qaadday xayiraaddii dhinaca hubka ah ee ay horay u saartay dowladda Turkiga, xilli aysan wax hub ah aysan ka iibin muddo sanado ah. ISP…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shir Magaalada Nairobi Ugu Furmay Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya iyo Hey’adda IMF Waxaa maanta shir muhiim ah uga furmay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, Dowladda Federaalka Soomaaliya, Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF iyo Bangiga Adduunka. Shirkaan oo ay hogaaminayso Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiraxmaan Ciro” Xisbiga WADANI aqbali maayo mudo kordhinta xaaranta ah ee loo sameeyey Biixi” Musharax madaxweynaha xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani ee Soomaaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi Cirro oo warbaahinta kula hadlay magaalada Harheysa ayaa waxaa uu ka hadlay mowqifkooda ku aadan muddo kordhintii ay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ergayga Abaaraha oo Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Canada Kala Hadlay Arrimaha Gurmadka Ergayga arrimaha Abaaraha u qaabilsan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa waxaa uu kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Toronto ee dalka Canada, kulanka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shirka Todobaadka Shidaalka Afrika oo Furmaya iyo Soomaaliya oo Ka Qeybgalaysa Waxaa maalinta bari ah lagu wadaa inuu dalka Koonfur Afrika uu ka furmo shir ay isugu imaanayaan wadamada Afrika, kuwaas oo leh kheyraadka dhanka Shidaalka ah, waxaana dowladda Soomaaliya kaga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka “Oktoobarey adaa lahaa!” — Cabdi Bashiir Indhabuur. Bisha October waa bisha kaliya ee ugu maalmaha madow bilaha ay Soomaalidu tirsato. Intani waa intii aan xusuusaha faaday ka soo dhuftay iyo ino kale oo ay waayuhu na soo…