Axmed Madoobe oo Booqday Xeryaha Barakacayaasha Dhoobley Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxmed Islaam Madoobe ayaa maanta kormeeray xaafadda Danwadaagta ee degmada Dhoobley halkaas oo ay ku nool yihiin dad barakacayaal ah, xilli ay intooda badan ay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Jubbaland iyo Hey’adaha Gargaarka oo Wadahadlay Arrimaha Abaaraha Madaxweyne kuxigeenka dowlad gobaleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan, ayaa wuxuu Kulan laqaatay masuuliyiinta Hay’adda Gift of the Givers, isagoo kala hadlay sidii wax loogu qaban lahaa dad ay Abaaraha…
1 daqiiqo Xamse Cabdi oo Ku Shaqo Bilaabay Xafiiska Ra’iisulwasaare Ra’iisullwasaaraha cusub ee xukuumadda federalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta si rasmi ah ugu shaqo bilaabay xafiiskiisa, kadib markii shalay uu xilka kala wareegay Ra’iisulwasaarihii ka horeeyay Maxamed Xuseen…
2 daqiiqo Miyuu Kacay(Falisay) Dal weynihii Raashiya..? Ruushka ayaa markii ugu horeysay muddo qarni ku dhow iska bixin waayey deynta lacagaha qalaad ee lagu leeyahay, isniintii shalay ayuu ku ekaa waqtigaa loo ogolaa in Ruushku ku bixiyo…
1 daqiiqo Akhriso: Maxaa looga hadlay kulanka Guddoonka Golaha Shacabka iyo Qaar Kamid Ah Guddoonka Baarlamaanada DG Guddoomiyaha golaha shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo guddoomiye ku-xigeenka labaad ee golaha shacabka, ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah guddoomiyayaasha golaha wakiilada maamulada dalka. Aadan Maxamed Nuur…
5 daqiiqo Training for new, accelerated basic education curriculum sparks thought-provoking discussions and new skills in Somalia The USAID Bar ama Baro wraps up an intensive, nine-day training for a cadre of teacher trainers working in Somalia’s accelerated basic education program By Fowzia Warsame, Alinor Osman and…
1 daqiiqo Akhiriso: Maxaa Looga Hadalay Kulanka Golaha Aqalka Sare? Golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya oo maantaa yeeshay kulankoodii 8-aad ee Kalfadhiga Koowaad ayaa ansixiyay xubnaha guddiyada Aqalka sare oo ka kooban sideed guddi, waxaana kulankii maanta…
4 daqiiqo PREMIER BANK OO XUJEYDA SANADKAN FURSAD U SIINAYA INAY LACAG-LA’AAN KU QAATAAN MASTERCARD KUNA ISTICMAALAAN Premier Bank wuxuu fursad u siinayaa dhammaan dadka Soomaaliyeed ee sanadkan gudanaya waajibka Xajka inay si lacag-la’aan ah ku helaan Mastercard-ka Premier Bank. Wuxuu sidoo kale bankigu muddo 30 maalmood…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Imaaraadka oo Kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Imaaraadka ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay dhigiisa dalka Isu-Tagga Imaaraadka Carabta Mudane Sheekh Maxamed Binu Saayid, iyaga…
2 daqiiqo QM oo Cambaraysay Weerar Dad Lagu Dilay oo Ka Dhacay Itoobiya Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa cambaareeyay xasuuq lagu xasuuqay dad rayid ah oo ka dhacay Ismaamulka Oromada ee dalka Itoobiya. “Xoghayaha guud wuxuu dhaleeceynayaa dilka la sheegay…