1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka tacsiyadeeyay geerida xildhibaan Boorow Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe, ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid xildhibaan Maxamed Mursal Boorow oo kamid ahaa mudanayaasha golaha shacabka. Xildhibaan Boorow…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Booroow oo Muqdisho ku geeriyooday Allaah u naxariisto waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Maxamed Mursal Booroow oo kamid ahaa mudanayasha golaha shacabka. Xildhibaanka ayaa ahaa mid laga soo doortay deeggannada maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya,…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka Iyo Taliban oo Markale Maxaabiis Isweydaarsaday, Kadib Heshiiskii Doxa Mareykanka iyo Taliban ayaa markale isweydaarsaday maxaabiis ay kala heysteen, kuwaas oo labada dhinac u gacan galay kahor inta uusan mareykanku dib uga laaban duulaankii uu joogay dalkaas, kaas oo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Ka Qeyb Galay Furitaanka Shirka 77-aad Ee QM Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah xukuumadda federal ah ee Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac oo ku sugan magaalada New York ee dalka Mareyka ayaa waxaa uu ka qeyb galay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shirka Wasiirrada Arrimaha Ee Jaamacadda Carabta oo Ka Dhacay Magaalada New York Wasiirka arrimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa ka qeyb galay shir wada tashi ah oo ay isugu yimaadeen waddamada ku bahoobay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Oo La Kulmay Guddoomiyaha Golaha Sare Ee Warfaafinta Masar Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo dalxiiska Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo uu wehliyo Safiirka soomaaliya ee Masar ahna wakiilka joogtadda ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa kulan la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Wasiir Alcadaala iyo Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka oo Gaaray Galgaduud Wasiir ku-xigeenka wasaaradda warfaafinta xukuumadda federalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Shiikh Alcadaala iyo xildhibaan Saabir Nuur Shuuriye ayaa maanta gaaray magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud, iyadoo si diiran loogu soo dhoweeyay,…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan Sheekh iyo madaxda caalamka oo ka qaybgalaya Aaska Boqorad Elizabeth II Boqor Charles III, ayaa la filayaa qasriga Buckingham uu ku soo dhaweeyay boqolaal kamid ah madaxda caalamka kuwaa UK u tagaya ka qaybgalka aaska boqorad Elizabeth II. Maanta oo Isniin ah …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midawga Yurub oo shaaciyay in uu lacagaha ka jarayo dalka Hungary Midawga Yurub ayaa shaaciyay in uu lacagaha ka jarayo dalka Hungary, oo kamid ah dalalka xubinta ka ah midawga. Hadalkaan ayaa ku soo aadaya xilli guddiga fulinta midawga Yurub ay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadka Kasoo Barakacay Abaaraha oo Xaalad Adag Ku Wajahaya Magaalada Cadaado Gobolka Galgaduud oo kamid ah gobollada ay sida daran u saameysay abaarta dalka ku dhufatay, ayaa waxaa ay sababtay in dadku ay kasoo barakaan deegaannada miyiga ah, iyaga oo soo…