1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deg-Deg: Qarax ka dhacay Muqdisho Wararka naga soo gaarayo agagaarka Nasiib buundo ee degmada Shibis ee gobalka Banaadir ayaa sheegaya in goordhaw uu qarax xooggan ka dhacay. Qaraxa oo ahaa mid lala eegtay qof watay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyoo Shil Gaari Ku Galay Caasimadda Kyiv Madaxweynaha dalka Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa galay shil gaari, xilli uu ku socdaalayay qeybo kamid ah magaalada caasimadda ah Kyiv, sida uu warbaahinta u sheegay Sergii Nykyforov oo ah afhayeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan Shiikh oo u Ambabaxay Mareykanka, Waa Maxay Ujeedka Safarkiisa? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Maraykanka, halkaas oo uu kaga qeyb geli doono Meertada 77-aad ee Golaha loo dhanyahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beeraleyda Shabeellaha Dhexe oo Hirshabeelle Kala Hadashay Kobcinta Wax Soo Saarka Kulan ay ku yeesheen magaalada Jowhar ee caasimadda maamul Goboleedka Hirshabelle iskaashatooyinka beeraleeyda gobalka Shabeellaha dhexe iyo wasaaradda Beeraha iyo waraabka Hirshabelle, ayay uga hadleen siddii loo kor dhin-lahaa wax…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxay Ka Wadahadleen Madaxweyne Xasan Shiikh iyo William Samoei Ruto? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Kenya Mudane William Samoei Ruto ayaa Madaxtooyada dalkaas ku yeeshay kulan miro dhal ah oo ku saabsan xoojinta xiriirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Cabdi Xaashi oo Qaabilay Ku-xigeenka Wakiilka Xoghayaha Guud Ee QM Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ku-xigeenka Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Marwo Kiki Gbehu. Guddoomiyaha iyo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Xeer ilaalinta oo Maxkammadda u gudbisay dacwad ka dhan Kiis Maaliyadeed ka dhacay Premier Bank Xafiiska xeer ilaalinta guud ee qaranka, qaybtiisa danbiyada maaliyadda ayaa maxakmadda gobalka Banaadir u gudbiyay dacwad ka dhan ah bangiga Premier Bank. Xeer ilaalinta ayaa sheegtay in ay muddooyinkii la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 400 Arday oo u fariistay imtixaan loo gelayo Deeqda Waxbarasho ee Hormuud Salaam Foundation. Waxaa maanta loo fadhiistey Imtixaanka Qabuulka ee Deeqda waxbarasho ee Hormuud Salaam Foundation, oo ah Deeq waxbarasho Jaamacadeed oo sanadle ah, oo loogu tartamo si daahfuran . Gudoomiyaha Hormuud Salaam…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo baaq nabadeed u dirtay laba beel oo ku dagaalantay Galgaduud Dowladda Soomaaliya ayaa baaq nabadeed u dirtay laba beel oo ku dagaalamay deegaan hoostaga gobalka Galgaduud, halkaas oo uu ka dhashay khasaaro kala duwan. Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka TPLF oo sheegtay in la duqayay gobalka Tigray TPLF ayaa xaqiijisay in duqaymo dhanka cirka laga geystay gobalka Tigrayga, kadib markii ay ku dhawaaqeen in ay qaadanayaan xabad joojin ka hirgasha aagga dagaalka. Kibrom Gebreselassie, oo ah sarkaal…