1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ergeyga Gaarka Ee Gurmadka Abaaraha oo Kulan La Qaatay Agaasimaha UNICEF Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Mudane Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta kulan la qaatay Agaasimaha UNICEF ee Barnaamijyada Degdegga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha deegaanka Xudur oo guddoomiye cusub doortay Golaha deegaanka degmada Xudur ayaa kulan ay maanta ku yeesheen xarunta degmada waxaa lagu doortay guddoomiyaha degmada Xudur ee gobalka Bakool. Cumar Abdullahi Mohamud, ayaa loo doortay duqa degmada Xudur…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe oo Muqdisho Soo Gaaray Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Axmed Madoobe, ayaa xamar kaga qayb galaya shirka wadatashiga dowladda federaalka iyo dowlad gobaleedyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda dowlad gobaleedyada oo muqdisho ku soo wajahan, Akhriso ujeedkooda Wxaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay yimaadaan dhammaan madaxweynayaasha dowlad gobaleedyada dalka, si ay uga qayb galaan shirka wadatashiga dowladda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah DF. Shirka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo guullo ka sheegatay howlgallo ciidamada ay ka fuliyeen Shabeellaha Hoose Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay xubna ka tirsan horjoogayaasha ururka alshabaab ay ku dishay howlgal ay ciidamada dowladda ay ka fuliyeen deegaanno hoostaga gobalka shabeellaha hoose. War ka soo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qaar Kamid ah Dadkii Ku Dhaawacmay Weerarkii Hotel Xayaat oo Loo Qaaday Turkiga Qaar kamid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxii bishii hore ka dhacay Hotelka-ka Xayaat ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa gargaar caafimaad loogu qaaday dalka Turkiga, kadib markii xaalladdooda caafimaad wax looga…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan Shiikh oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Boqoradda Ingriiska Elizabeth II Madaxweynaha Jamhuurioyadda federalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal tacsi ah u diray qoyska boqortooyada dalka Ingiriiska,xukuumadda iyo shacab ka dalkaasi oo ay ka geeriyootay Boqorad Queen Elizabeth II. Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Boqoradda Ingiriiska Elizabeth II oo Geeriyootay Waxaa goordhow geeriyootay boqoradda dalka Ingiriiska Elizabeth II, xilli ay aheyd 96 sano jir, sida looga dhawaaqay qasriga Boqortooyada Buckingham , Elizabeth ayaa muddooyinkii dambe waxaa laga deyrinayay xaaladdeeda caafimaad Qoraal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Albania oo xiriirka u jartay dalka Internet-ka ka weeraray Dowladda Albania, ayaa gebi ahaanba xiriirkii diblomaansiyadeed u jartay Tehran kadib markii ay ku eedeysay in ay Iran ku lug laheyd weerar dhanka Internet-ka ah oo lagu qaaday kaabayaasha dhaqalaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Erdoğan oo ka digay siyaasadaha daandaansiga ah ee reer galbeedka Recep Tayyip Erdoğan madaxweynaha dalka Turkiga , ayaa sheegay in aan aysan waxba soo kordhinaynin siyaasadaha daandaansiga ah ee dalalka reer galbeedka ay ku wajahayaan Ruushka, markii markii dalalka midawga…