Hormuud Salaam Foundation oo deeq gaarsiisay Xabsiga Dhexe & Isbitaal Martini Hay’adda Hormuud Salaam Foundation ayaa kaalmo bani aadanimo gaarsiisay xabsiga dhexe ee muqdisho iyo isbitaalka martiine qeybta ay daganyihiin Curyaamiinta kusoo naafoowday Dagaalkii 77 Barnaamijkan ayaa qeyb ka ah mashruuca… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Maxay Kawada Hadleen Laftagareen iyo Wafidiga Qaramada Midoobay? Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed( Laftagareen) ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiin ka socday Qaramada Midoobay, gaar ahaan xuquuqda Aadanaha, waxaana horkacaysay madaxa uqaabisan Soomaaliya Isha Dyfan. Kulanka…
2 daqiiqo Hormuud Salaam Foundation Oo Maanta Daahfurtey Mashruuca Taakuleynta iyo Afurinta ee Bisha Barakeeysan ee Ramadaan 2022 Munaasabad lagu daah furayey Mashruuca Taakuleynta iyo Afurinta ee qeybaha nugul ee bulshada Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay xarunta Hormuud Salaam Foundation ee Magaalada Muqdisho. Gudoomiyaha Homruud Salaam Foundation, Mudane…
1 daqiiqo Maxay Tahay Dharbaaxada Aadka Loo Hadal Hayo Ee Uu Gaystay Actor-kaan Caanka Ah Jilaaga caanka ee ree Maraykan Will Smith ayaa xalay dharbaaxo masraxa dushiisa ah kula dhuftay Martigaliyihii xafladii Oscar-ka, ee majaajiliiste Chris Rock iyadoo si toos ah hawada looga daawanayay kadib…
2 daqiiqo Xuutiyiinta Yemen Oo War Ka Soo Saaray Weerarada Kaydka Saliidda iyo Gaska Sacuudiga! Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay weeraro isdaba joog ah oo lagu weeraray xarumaha kaydka saliidda iyo gaaska ee magaalooyinka Jeddah iyo Riyaad. Weeraradaan ayaa loo adeegsaday gantaallo culus iyo diyaaradaha…
1 daqiiqo WFP: Sanadkii hore 53% Cuntada aan Soomaalida Siinnay Waxay Ka Timid Ukraine Hey’adda cuntada adduunka WFP ayaa sheegeysa in 53% cuntada ay sanadkii hore keentay Soomaaliya ay kasoo qaateen Ukraine. Hey’adda ayaa intaas ku dartay in mar haddii uu dalkaasi dagaal ka…
1 daqiiqo Roobka Gu’a oo Ka Curtay Gobollada Qaar Ee Dalka Waxaa 48-kii saac ee lasoo dhaafay gobollada dalka qaar ka mid ah ka da’ayey Roob dadka iyo duunyadu ay ku diirsadeen, kaas oo ah xiga Gu’a , waxaana bilihii lasoo…
1 daqiiqo Madaxweyne Guudlaawe:- in Ka badan 150 Qof ayaa ku dhintay Ama ku dhaawacmay Qaraxyadii Baladweyne Dawlad Goboleedka hirshabeelle ayaa markii ugu horaysay tiro koob rasmi kasoo saartay dadka ay waxyeeladu kasoo gaartay weerarkii xalay ka dhacay Magaalada Baladweyne. Madaxweyne Cali Guudlaawe Xuseen oo shir jaraa’id…
2 daqiiqo Madaxda NATO Oo Shir aan Caadi ahayn ka Yeelanaya Ruushka Hogaamiyayaasha wadamada reer galbeedka ayaa Khamiista maanta ku shirsan magaalada Brussels si ay uga wadahadlaan taageerada lagama maarmaanka ah ee dalka Ukraine ee dagaalka uu Ruushka kula jiro, halka Ururka…
1 daqiiqo Rooble iyo Madax kale Oo ku Tukaday Meydka Marxuumad Xil.Aamina Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble, Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda iyo Madaxdii hore ee dalka ayaa salaadda Janaasada ku tukaday maydka Allaha u naxariistee xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi iyo…