Akhriso: Falcelin Rajo Xummo Ah oo Madax Badani Ka Bixiyeen Khudbaddii Farmaajo ee Golaha Shacabka Mas’uuliyiin badan oo heer dowlad goboleed, heer axsaab ama aqoonyahan intaba waa ka falceliyeen khubaddii madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu ka jeediyey golaha shacabka iyaga oo ka muujiyey niyad… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Madaxwaynaha Puntland Oo Ka Soo Laabtay Safar Uu Jabuuti Ku Tagey. Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhoweyto ka ambabaxay Jabuuti iyagoo kusii jeeda Caasimada Maamul Goboleedka Puntland ee Garoowe. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa sagootin loogu…
1 daqiiqo Musawac Lagu Hago Maraakiibta Kusoo Hiranaya Dekadda Muqdisho oo La Hirgeliyey Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa xariga ka jaray Masawac laga hir geliyay magaalada Muqdisho oo loogu tala galay in maraakiibtu ay si fudud ugu soo hirtaan dekadda…
1 daqiiqo Madaxweyne Waare oo Gaaray Dhuusamareeb Waxaa goordhow magaalada Dhuusamareeb gaaray madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Waare kaas oo lagu wado inuu ka qeybgalo shirka Dhuusamareeb 3. Waare yaa ku biiray mas’uuliyiinta tagay Dhuusamareeb sida madaxweynaha Soomaaliya Maxamed…
2 daqiiqo Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Go’aamiyey In Maxkamadda Sare Loo Gudbiyo Go’aan-ka-gaadhista Doorashooyinka Fadhigii 62aad ee golaha wasiirrada Somaliland ku yeeshay habka Maqalka iyo Muuqaalka (Video Conference) oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa lagaga dooday qabsoomidda doorashooyinka isku sidkan ee…
1 daqiiqo Madaxweyne Waare oo Xilka Ka Qaaday Wasiir, Halka Badelkiisa Lagu Dhawaaqay Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilka ka qaaday wasiirkii Beeraha iyo Waraabka maamulkaasi Cali Xaaji Cabdulle, waxaana xilkaas loo magacaabay Cabdulqaadir Abuukar Maxamuud. Halkaan Ka Akhriso Wareegtada
1 daqiiqo War murtiyeed Ka Soo Baxay Shirkii U Socday Wasaarada Maaliyadda Dowladda Fedraalka Iyo Kuw Maamul Goboleedyada Waxaa la soo gabagabeeyay shir labadii maalin ee la soo dhaafay magaalada Muqdisho ugu socday Wasaarada Maaliyada Dowladda Fedraalka iyo kuwa Maamul Goboleedyada,waxaana shirkaas laga saaray war murtiyeed,iyadoo la sheegay…
1 daqiiqo Muuqaal:-Maxay Kawada Hadleen Madaxweyne Qoorqoor iyo Cabdikariin Guleed Madaxweynihii hore Galmudug Cabdi-kariim Xuseen Guleed ayaa ka warbixiyey kulan uu wadanka Turkiga kula qaatay maadaxweynaha xiligan Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, oo ku sugan dalka Turkiga. Daawo Xogta Kulanka Labada…
1 daqiiqo Wabiga Shabeelle Oo Ku Fatahay Deegaanno Ka Tirsan Hirshabeelle +Sawirro Waxaa isi soo tareysa saameynta uu fatahaadda wabiga shabeelle uu geysanayo gobolka shabeellaha dhexe iyadoo ay deegaanno horleh biyahu gaareen waxaana ka mid ah kuwa hoostaga degmooyinka Jowhar,Mahadaay,iyo Balcad. Duqa…
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaaraha Lubnaan Oo Xilka Iska Casilay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Lubnaan Xasan Diab ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilka Ra’iisul Wasaare ee dalka kaddib qaraxii dhawaan ka dhacay caasimadda Beirut oo ay ku dhinteen in…