Qoor Qoor Oo La Kulmay Madaxweynaha Dalka Jabuuti Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane. Axmed Cabdi Kaariye ‘Qoorqoor’ ayaa maanta kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle. Kulankaan oo ka dhacay qasriga madaxtooyada Jabuuti ayay madaxda uga… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Qaar Ka Mid Ah Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Warbiximo Laga Dhegeystay Golaha wasiirrada Somaliland ku yeeshay habka Maqalka iyo Muuqaalka (Video Conference) oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa lagaga hadlay arrimo kala duwan oo muhiim ah.…
1 daqiiqo Madaxweyne Qoor Qoor Oo Gaaray Wadanka Jabuuti Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa galabta soo gaaray Magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti. Waxaa garoonka Diyaaradaha Magaalada Jabuuti si diirran ugu…
1 daqiiqo Siciid Deni iyo Axmed Madoobe oo Kusoo Wajahan Muqdisho Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Puntland Siciid Cabdillaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta ku soo wajahan Muqdisho, iyadoo ay soo gaareen wufuud hordhac ah. Labada mas’uul ayaa…
1 daqiiqo Golaha Shacabka oo Ansixiyey Hindishe-Sharciyeedka Qareenada Soomaliyeed Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey Golaha Hindishe-Sharciyeedka Qareenada Soomaliyeed. Codbixinta golaha ka dhacdau waxaa ogolaaday 139 Mudane , waxaana diiday 2, wax ka…
1 daqiiqo Soomaaliya: Xafiiska UNSOM Baahi Looma Qabo Xafiiska siyaasadda ee qaramada midoobey uga furan Soomaaliya ee UNSOM ayey Muqdisho sheegtay in aan baahi loo qabin, isla markaana aanu la socon xaaladaha dalka ka jira iyo xaqiiqooyinka dhabta…
1 daqiiqo Madaxweyne Qoorqoor oo Dhuusamareeb Ka Daahfuray Mashruuca Biyoole Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa magaalada Dhuusamareeb si rasmi ah uga daah-furay mashruuca “Biyoole” oo ah mashruuc ka shaqayn doona horumarinta dhinacyada: Biyaha, Beeraha,Deegaanka iyo Daaqa,…
2 daqiiqo Dowladda Masar oo Xabsiga Dhigtay Madaxii Ururka Ikhwaanul-Muslimiin Mas’uuliyiinta dalka Masar ayaa Jimcihii sheegay in ay xireen ku-simaha hogaamiyaha Ikhwaanul Muslimiin, Maxamud Ezzat, mar ay weerareen guri ku yaal Qaahira. Xarigga ayaa ah dhabar jabkii ugu dambeeyay ee…
2 daqiiqo Ra’iisulwasaarahii Wadanka Japan oo Iscasilay Ra’isulwasaaraha Japan Shinzo Abe ayaa Jimcihii ku dhawaaqay in uu iska casilayo jagadiisa sababo caafimaad xumo awgeed, isaga oo soo afjaray muddo xileedkiisa oo ah ra’iisul wasaarihii ugu mudada dheeraa…
1 daqiiqo Turkiga Oo Gaadiidka Gaashaaman Ku Wareejiyay Dowladda Soomaaliya Sii haya Xilka Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda ayaa Maanta si rasmi ah ula wareegay Gaadiidka Gaashaaman oo Dowladda Turkiga ay ku deeqday Soomaaliya. Munaasabad kooban oo lagu qabtay Dekadda Muqdisho…