Wafdi Ka Socda Dowladda Soomaaliya oo Gaaray Baydhabo Sii hayaha wasiirka wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sadiiq Xirsi Warfaa iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Wasiirka ayaa sheegay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Beesha Caalamka Oo War Ka Soo Saartay Xaalada Soomaaliya Saaxiibada Soomaaliya* ee beesha caalamka waxay muujinayaan walaacooda iyo rajada adag ee ay ka qabaan in arrimaha siyaasadeed ee dhowaan soo kordhay, oo ay ku jirto arrintii ka dhacday Baarlamaanka…
5 daqiiqo Warbixin: Wax Ka Ogow Isbadallada Siyaasadda Soomaaliya 48-dii Saac ee Ugu Dambeysay Tan iyo markii ay golaha shacabka kalsoonida kala laabteen ra’isul wasaare Xasan Kheyre iyo xukuumadiisa, waxaa isa soo taraya qeylaca beesha caalamka, Jaamacadda carabta, midowga Yurub iyo Mareykanka oo go’aankaas…
1 daqiiqo Madaxweynaha Waare Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho waxaana garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Wasiiro iyo Xildhibaan ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo…
1 daqiiqo NetBlocks: Internet-ka Soomaaliya waa La Jaray Shirkadda la socota Internet-ka ee NetBlocks ayaa sheegtay in la jaray ama hawada laga saaray Internetka, taasi oo meesha ka saareysa sheegashada dowladda ee ah in xarig la jaray. NetBlocks waxaa…
1 daqiiqo Mareykanka oo Sheegay inuu Ka Xunyahay Jidka Qaloocan ee Farmaajo uu Ku Ceyriyey Kheyre Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa walaac ka muujisay waxa ay ugu yeereen habka qaloocan ee madaxweyne Farmaajo iyo golaha shacabka u mareen ceyrinta ra’isul wasaare Xasan Cali Kheyre. Qoraal ka…
1 daqiiqo Madaxweyneyaasha Galmudug iyo Puntland oo Lgu Soo Dhoweeyey Cadaado Madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada Galmuduug iyo Puntland Siciid Cabdillaahi Deni iyo Axmed Cabdi Kaariye ayaa goordhow gaaray, magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud, halkaas lagu soo dhoweeyey, Madaxda ayaa safar dhulka ah…
3 daqiiqo Dadaal Saf-mid ah iyo isla-shaqeyn joogta ah Ayaa Lama Huraan ah: (Caqabadaha Ku Hor Gudban Dowlad-dhiska Soomaaliya) Geeddiga dowlad dhiska Soomaaliya waxuu gaaray horumar la taaban karo marka la eego dhinacyada kala ah dhidibba u taagidda qeybaha Kala duwan ee uu ka sameysmi lahaa dal feedaraal ah,…
1 daqiiqo Golaha Shacabka oo Ansixiyey Wax Kabedelka Sharciga Xisbiyada Golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka ah ayaa maanta ansixiyey wax bedelka sharciga xisbiyasada siyaasadda ee Soomaaliya. Codeyntii dhacday waxaa ay noqotay: 137 oo ogolaatay halka 3 ay diideen, waxaana ka…
1 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo oo Ku Baaqay in Wadajir Loogu Gurmado Dadka Ku Dhibaataysan Afgooye Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka walwalsan nolosha qoysaska ku dhibaateysan degmada Afgooye iyo guud ahaan Shabeelaha Hoose ee uu ku fatahay Wabiga Shabeele ayaa ku baaqay…