Daaw: Hadal Jeedintii Madaxweyne Qoor Qoor Ee Furitaanka Shirka Maamul Goboleedyada Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor oo martigeliyey shirka dowlad goboleedyada oo ka furmay ayaa magadcelin u jeediyey inta ka soo qeybgashay iyo inta gacan ka geysatay,isagoo oo intaa raaciyey inuu yahay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Daawo>Dad Ka Cabanaya Dhul Boob Lagu Sameeyay Oo Dibadbax Ka Dhigay Degmada Kaaraan Dad isku soo baxay islamarkaana ka cabanaya dhul boob ay ku hayaan askar ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa maanta waxa ay dibadbax ay arrinkaasi uga soo horjeedaan ku dhigeen…
1 daqiiqo Dowladda Soomaaliya Oo La Wareegtay Hoggaaminta Madasha Wasiirrada Waxbarashada, Hiddaha Iyo Dhaqanka Dalalka Carabta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la wareegtay hoggaaminta Madasha Wasiirrada Waxbarashada, Hiddaha iyo Dhaqanka dalalka Carabta oo ay ugu danbaysay guddoominteeda 37 sano ka hor. Wasiiru Dowlaha ahna Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda…
1 daqiiqo Mareykanka oo Qabtay Doon Hub Sidday oo ay Leedahay Iran Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Mike Pompeo ayaa Arbacadii sheegay in ciidamada Mareykanka iyo kuwo xulufo la ah ay bishii June qabteen doon ay Iran leedahay oo hub u sidday kooxda…
1 daqiiqo Muuqaal:-Madaxweyne Qoorqoor Oo Qabanaya Shir Uu Ku Guuldareystay Farmaajo Mudo Labo Sano Ah Madaxweynaha Galmudug Axmed Kaariye Qoorqoor oo haatan xafiiska jooga wax kayar 5 bilood ayaa qabanaya shir ay ka soo qeyb galayaan dhammaan madaxda dowlad goboleedyada, iyada oo looga arrinsanayo geedi-u-socodka…
1 daqiiqo Muuqaal:- Abukaataha Weriye Gurbiye Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Kiiskiisa Daahir Carab oo ah Abuukaataha Weriye Gurbiye ayaa sharaxaad ka bixiyay shaqada Weriyaha iyo isbadalladii ku yimid dacwada loo haysto mudane Cabdicasiis Axmed Gurbiye. Halkan Ka Daawo Abuukaate Daahir Oo…
1 daqiiqo Muuqaal:-Falaqeyn Ku Saabsan Xaalada Guud Iyo Xiisadihii Ugu Danbeeyay Wadanka Ethiopia Aqoonyaha iyo falanqeeye arimaha siyaasadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Daqare ayaa sharaxaad ka bixiyay xaalada guud iyo xiisadihii ugu danbeeyay ee Wadanka Ethiopia iyo sidoo kale arimaha Doorashooyinka. Halkan Ka Daawo Falanqeyn Ku Saabsan…
1 daqiiqo Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Shaacisay Kiisaskii Ugu Dambeeyey Coronavirus Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka Bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinteeda maalinlaha ee xanuunka COVID-19, waxaa ay sheegtay in guud ahaan dalka maanta laga helay 9 kiis cusub oo xanuunka Coronavirus…
1 daqiiqo Shirkada Dp World Oo Agab Caafimaad Ku Wareejisay Somaliland Madaxwayne ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa agab caafimaad ka gudoomay shirkada Dubai Ports World (Dp World) ee dalka Imaaraatka Carabta. Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Agabka Caafimaad…
1 daqiiqo Muuqaal:-Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni Oo Ka Warbixiyay Shirka Dhuusamareeb Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa sharaxaad ka bixiyay shirka Dhuusamareeb ku dhexmaraya madaxda Maamul Goboleeydada. Halkan Ka Daawo Madaxweyne Saciid Cabdullahi Deni Oo La Hadlay Warbaahinta