Akhriso: Seddexda Weji Ee Wadaxaajoodka Soomaaliya iyo Somaliland Saaka waxaa Djibouti ka furmaya wada hadal ay garwadeen ka yihiin dalka Mareykanka, balse ay gogosha dhigtay Djibouti, goobjoogna ka tahay Adis Ababa, kaas oo maraya heerar kala duwan! 1.… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Muuqaal-Madaxweyne Geele Oo Xaqiijiyay Kulanka Rasmiga Ee Madaxweyne Farmaajo Iyo Muuse Biixi Madaxweyanaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa xaqiijiyay kulanka rasmiga ee u dhaxeeya Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo Iyo Muuse Biixi Cabdi.
1 daqiiqo WARBIXIN :Xogta Safarka Madaxweyne Farmaajo Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Ee ku wajahan Jabuti Waxaa lagu wadaa in dalka Djibouti uu safar ugu ambabaxo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ay la socdaan ra’isul wasaare Xasan Cali Kheyre, guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal, wasiirka…
1 daqiiqo Ururada Bulshada Rayidka Oo Ka Digay In Dalka Uu Ka Dhaco Qalalaase Siyaasadeed Oo Horseeda Burburka Dowladnimo Ururada Bulshada Rayid oo ka digay in dalka uu ka dhaco qalalaase siyaasadeed oo horseeda burburka Dowladnimo waxaan warsaxaafadeed ka soo baxay warbhaainta u aqriyay mudane Shaatax
1 daqiiqo Sidee Doorashada Soo Aadan Mucaaradka U Wajihidoonaan Dalka Jabuuti? Sidee Doorashada soo aadan mucaaradka u wajihidoonaan Dalka Jabuuti ” waxaa sharaxaad ka bixinaya aqoonyahan Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir oo ka mid ah culimada Jabuuti.
1 daqiiqo Prof.Yaxye Sheekh Caamir “Waa In Cilmi Baaris Laga Sameeyaa Sababta Ay Isku Qilaafi Waayeen Madaxweyne Farmaajo Iyo Raysal Wasaare Khayre” Prof.Yaxye Sheekh Caamir oo ah khabiir dhinaca dhaqaalaha ayaa waraysi dhinacyo badan oo siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in cilmi baaris laga sameeyo sababta ay isku qilaafi waayeen Madaxweyne Maxamed…
1 daqiiqo Madasha Xisbiyada Qaran oo Soo Dhoweysay Guddiga uu Magacaabay Guddoonka Aqalka Sare Guddoomiyaha madasha xisbiyada qaran shariif Sheekh Axmed ayaa soo dhoweeyay guddigii uu magacaabay guddoomiyaha aqalka sare ee loo xilsaaray isku keenidda madaxda dowladda federaalka ah iyo kuwa maamul goboleedyada si…
1 daqiiqo Guddoonka Aqalka Sare oo Magacaabay Guddi isku Keena Madaxda DF iyo Kuwa Maamul Goboleedyada Guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa magacaabay guddi isku keenaya madaxda dowladda federaalka ah iyo kuwa xubnaha ka ah oo xiriirkooda uusan wanaagsanayn. Guddigan ayaa ka kooban 9 Senetor…
1 daqiiqo Mareykanka oo Soo Dhoweeyey Go’aanka Aqalka Sare iyo Jawaabta D. Goboleedyada Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa soo dhoweysay go’aanka Aqalka Sare ku dhex galayo, guddina ugu saarayo khilaafka dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada, waxaa kale uu ammaanay sida ay u ajiibeen…
3 daqiiqo Mudane Madaxweyne Dalkii iyo Dadkiiba Waad Isku Wada Qataartay,Qori Dab-lehna Waad Isugu Dhiibtay Xalay waxaan daawaday muuqaal uu iska soo duubay Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Aqalka Sare Mowliid Xuseen Guhaad oo ka dabo qaylinaya Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator…