Ururada Bulshada Rayidka Oo Ka Digay In Dalka Uu Ka Dhaco Qalalaase Siyaasadeed Oo Horseeda Burburka Dowladnimo Ururada Bulshada Rayid oo ka digay in dalka uu ka dhaco qalalaase siyaasadeed oo horseeda burburka Dowladnimo waxaan warsaxaafadeed ka soo baxay warbhaainta u aqriyay mudane Shaatax 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sidee Doorashada Soo Aadan Mucaaradka U Wajihidoonaan Dalka Jabuuti? Sidee Doorashada soo aadan mucaaradka u wajihidoonaan Dalka Jabuuti ” waxaa sharaxaad ka bixinaya aqoonyahan Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir oo ka mid ah culimada Jabuuti.
1 daqiiqo Prof.Yaxye Sheekh Caamir “Waa In Cilmi Baaris Laga Sameeyaa Sababta Ay Isku Qilaafi Waayeen Madaxweyne Farmaajo Iyo Raysal Wasaare Khayre” Prof.Yaxye Sheekh Caamir oo ah khabiir dhinaca dhaqaalaha ayaa waraysi dhinacyo badan oo siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in cilmi baaris laga sameeyo sababta ay isku qilaafi waayeen Madaxweyne Maxamed…
1 daqiiqo Madasha Xisbiyada Qaran oo Soo Dhoweysay Guddiga uu Magacaabay Guddoonka Aqalka Sare Guddoomiyaha madasha xisbiyada qaran shariif Sheekh Axmed ayaa soo dhoweeyay guddigii uu magacaabay guddoomiyaha aqalka sare ee loo xilsaaray isku keenidda madaxda dowladda federaalka ah iyo kuwa maamul goboleedyada si…
1 daqiiqo Guddoonka Aqalka Sare oo Magacaabay Guddi isku Keena Madaxda DF iyo Kuwa Maamul Goboleedyada Guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa magacaabay guddi isku keenaya madaxda dowladda federaalka ah iyo kuwa xubnaha ka ah oo xiriirkooda uusan wanaagsanayn. Guddigan ayaa ka kooban 9 Senetor…
1 daqiiqo Mareykanka oo Soo Dhoweeyey Go’aanka Aqalka Sare iyo Jawaabta D. Goboleedyada Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa soo dhoweysay go’aanka Aqalka Sare ku dhex galayo, guddina ugu saarayo khilaafka dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada, waxaa kale uu ammaanay sida ay u ajiibeen…
3 daqiiqo Mudane Madaxweyne Dalkii iyo Dadkiiba Waad Isku Wada Qataartay,Qori Dab-lehna Waad Isugu Dhiibtay Xalay waxaan daawaday muuqaal uu iska soo duubay Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Aqalka Sare Mowliid Xuseen Guhaad oo ka dabo qaylinaya Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator…
2 daqiiqo Sheekh Shariif: Madashu Waxay Ka Digeysa Muddo Kororsi Magackastoo Loo Bixiyo oo Ay Ka Shaqeyso Xukuumadda Madaxweynayaashii hore ee dalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud oo si wadajira ah shir jaraa’id ugu qabteen magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ka digeen in xukuumada hadda…
1 daqiiqo Hirshabeelle oo Soo Dhoweysay Go’aankii Ka Soo Yeeray Golaha Aqalka Sare Dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa soo dhoweysay go’aankii ay soo saareen guddiga joogtada ah ee golaha aqalka sare islamarkana y guddigaasi ku sheegeen inay soo saari doonaan guddi ka shaqeeya isu…
2 daqiiqo Jubbaland oo Sheegtay in Villa Soomaaliya Ay Ku Fashilantay Qabashada Shirka Wadatashiga DF iyo Maamul Goboleedyada Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Jubbaland ayaa lagu sheegay in villa Soomaaliya ay si toos ah ugu fashilantay shirka wadatashiga ah ee la doonayay inuu dhexmaro madaxda dowladda federaalka…