Deegaannada Soomaaliland oo Laga Helay Kiisas Cusub oo Coronavirus Ah Soomaaliland ayaa maanta oo Axad ah 07-06-2020 waxa ay sheegtay in deegaannadeeda laga helay kiisas la xiriira safmarka Coronavirus ka dib markii baaritaan lagu sameeyay dad looga shakiyay xanuunkan. Wasaaradda… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Daraasad: Wax Ka Ogow Cudurrada Ugu Badan ee Soomaalidu u Dhintaan, Tayada Dhakhaatiirta, Goobaha iyo Arrimo Kale Daraasaddan uu soo saaray machadka Heritage ayaa looga hadlay arrimo badan oo khuseeya heerka caafimaadka dalka sida cudurrada, tayada goobaha iyo hawlwadeennada, nadaafadda iyo fayodhowrka, hooyada iyo dhallaanka iyo kaalinta…
5 daqiiqo 5 Qodob Oo Laga Dheehan Karo Khudbaddii Madaxweyne “Farmaajo”… Xasillooyin Darro Siyaasadeed Ayaa Kow Ka Ah! Khudbaddii Sabtida uu madaxweyne Farmaajo ka jeediyay furintaanka kalfadhigii ugu dambeeyay ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxa ay xambaarsaneyd farriimo fara badan oo ay ugu hurreyso doorasho qof iyo cod ah…
2 daqiiqo Cabdikariin Guuleed oo Dalbaday in Doorashada Dalka Ay Noqoto Mid Heshiis Lagu Wadayahay Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo ka hadlayay doorashooyinka dalka ku soo wajahan ayaa waxa uu dalbaday in doorashada dalka ka qabsoomeysa ay noqoto mid heshiis lagu wadayhay…
2 daqiiqo Villa Soomaaliya oo Ka Dalbatay Hey’adaha Garsoorka Dib u eegista Dacwadda Wariye Gurbiye Agaasimaha warfaafinta madaxtooyada Soomaaliya Cabdinuur Maxamed Axmed oo ka hadlayay sii deynta wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon iyokiiska dacwadda ah ee wariye Cabdicasiis Axmed Gurbiye ayaa waxaa marka hore soo dhoweeyay…
1 daqiiqo Saxaafadda Madaxa Bannaan oo Loo Diiday Tebinta Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Warbaahinta madaxa bannaan ee ka shaqeysa Soomaaliya gaar ahaan caasimadda dalka ee Muqdisho ayaa loo diiday inay tebiyaan kalfadhiga 7-aad ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta lagu wado inuu furo…
1 daqiiqo Degdeg: Weriye Coldoon oo Xabsiga Laga Sii Daayay Warar goor dhow aan helnay ayaa sheegaya in xabsiga laga sii daayay weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo u xirnaa Soomaaliland. Mubaarak oo la dhashay Cabdimaalek ayaa Goobjoog News u xaqiijiyey…
1 daqiiqo DR.Dufle “ Ma Jiraan Wax 4.5 Aan Saxiixnay Oo Ka Tarjumaya Matalaada Gobolka Banaadir ” Senetor Cusmaan Maxamuud Dufle oo ka mid ah guddiga isku dhafka labada aqal ee loo igmaday diyaarinta iyo dhameystirka xeerarka doorashooyinka qaranka ayaa waxa uu si adag uga hadlay wararka…
1 daqiiqo Prof.Maxamed Xasan Doob“Duubabka Gobolka Banaadir Waa In Ay Ka Miradhaliyaan Maqaamka Muqdisho” Prof.Maxamed Xasan Doob oo sheegay in duubabka Gobolka Banaadir waa in ay ka miradhaliyaan sidii loo heli lahaa maqaamka caasimada Muqdisho.
1 daqiiqo Madasha Xisbiyada Qaran oo Dalbatay inay Dalka Ka Dhacdo Doorasho Xor iyo Xalaal Ah Madasha xisbiyada qaran oo ay ku mideysanyihiin qaar ka mid ah axsaabta siyaasadeed ee dalka ayaa waxa ay dalbadeen in dalka ay ka dhacdo doorasho xor iyo xalaal ah iyada…