Cabdikariin Guuleed oo Soo Dhoweeyay Hadalkii Ra’isulwasaare Kheyre ee Doorashada Qaranka Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo qoraal uu soo dhigay boggiisa Facebuugga uga hadlay hadal ka soo yeeray ra’isulwasaaraha dalka Xasan Cali Kheyre kaasi oo ku addanna in… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Qaar Ka Mid Ah Shacabka Muqdisho Oo Soo Dhaweeyay Go’aankii Raysal Wasaare Khayre Ee Ahaa Qabsoomida Doorashada Dalka. Qaar Ka Mid Ah Shacabka Muqdisho Oo Soo Dhaweeyay Go’aankii Raysal Wasaare Khayre Ee Ahaa Qabsoomida Doorashada Dalka.
2 daqiiqo Cabdikariin Guuleed oo Soo Dhoweeyay Hadalkii Ra’isulwasaare Kheyre ee ku Addanaa Doorashada Qaranka Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo qoraal uu soo dhigay boggiisa Facebuugga uga hadlay hadal ka soo yeeray ra’isulwasaaraha dalka Xasan Cali Kheyre kaasi oo ku addanna in…
1 daqiiqo Dad Hor Leh oo Laga Helay Caabuqa Coronavirus Gudaha Deegaannada Soomaaliland Soomaaliland ayaa maanta oo ah sabti ah 30-05-2020 waxa ay sheegtay in deegaannadeeda laga helay kiisas la xiriira safmarka Coronavirus ka dib markii baaritaan lagu sameeyay dad looga shakiyay xanuunka…
1 daqiiqo Farriin Cusub oo Ku Saabsan Wacyigelinta COVID-19 Halkan ka daawo baraamij kale oo ku saabsan wacyi gelinta Coronavirus
1 daqiiqo Mareykanka: Dibadbaxyaal Careysan oo Gubay Xarun Boolisku Ku Leeyihiin Minneapolis Xarun boolis oo ku taalla magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa dab la qabadsiiyay iyadoo dibadbaxyo rabshada wata ay ka socdaan magaladaasi habeenkii seddaxaad. Muddaaharaadayaasha ayaa ka careysan dilka ay…
1 daqiiqo Soomaali Ku Xayirnayd Sacuudiga oo Dalka Dib Loogu Soo Celiyay Dowladda federaalka ah ayaa dalka dib ugu soo celisay muwaadiniin Soomaaliyeed kuwaas oo sida la sheegay ku go’doonsanaa dalka Sacuudiga tan iyo markii caalamka uu kala xirxiray xanuunka safmarka ah…
2 daqiiqo Ehellada iyo Shaqaalaha Zamzam oo Goobjoog Uga Warramay Xasuuqa Gololey Meydadka illaa 8 ruux oo u badan dhalinyaro, kana shaqeynayey MCH ay leedahay hay’ada Zamsam ayaa maalin kadib markii la afduubtay waxaa khamiistii meydkooda la soo dhigay deegaanka Gololey ee…
2 daqiiqo Qaar Ka Mid Ah Umulisooyinka Isbitaal Benaadir oo Ka Walaacsan Lacagihii Gunnada Ahaa oo Muddo Ka Maqan Qaar ka mid ah umulisooyinka isbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee Benaadir Hospital, oo ku shaqeeya hab mutadawacnimo ah ayaa ka walaacsan lacagihii gunnada ahayd ee ay ka qaadan jireen isbitaalka…