Madaxweyne Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta oo Kawada Hadlay Diyaaradda Ku Burburtay Soomaaliya Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo kan Kenya Uhuru Kenyatta oo kuwada hadlay khadka taleefanka ayaa waxa ay kawada hadleen diyaradda ku burbrutay gudaha Soomaaliya gaar ahaan degmada Bardaale ee… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Milkiilaha Diyaaradda Ku Burburtay Bardaale oo Goobjoog uga Warramay Sida Ay Wax U Dhaceen Xildhibaan Cabdiraxmaan Aadan Ibbi oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka golaha shacabka kana mid ah saamileyda diyaaraddii shalay ku burburtay degmada Bardaale ayaa waxa uu Goobjoog News uga warramay diyaaradda…
3 daqiiqo Xasan Shire: Dowlad Wariyaha u Xirto Ama u Jirdisho Maxaad Warkaas u Sheegtay Waa Dowlad Xun Madaxa hey’adda difaacda difaacayaasha xuquuqda aadanaha ee bariga Afrika Xasan Shire oo wareysi gaara siiyay Goobjoog News ayaa waxaa uu ka hadlay madax bannaanida saxaafadda iyo xoriyatul qawlka hadalka waxa…
2 daqiiqo Goodax Barre oo Bahda Waxbarashada iyo James Swan Kala Hadlay Saameynta COVID-19 uu Ku Yeeshay Waxbarashada Dalka Cabdullaahi Goodax Barre Wasiirka wasaaradda waxbarashada Hiddaha & Tacliinta Sare Mudane ayaa habka adeegga casriga ah ee Internet-ka kulan kula qaatay masuuliyiinta Dalladaha Waxbarashada Dalka iyo danjire James Swan. Wasiir…
1 daqiiqo Dowaladda Soomaaliya oo War Ka Soo Saartay Diyaarad Ku Dhacday Gobalka Baay Wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay war ka soo saarta diyaarad sidday xamuul oo shalay gelinkii dambe ku dhacday degmada Bardaale ee gobalka Baay. Qoraal…
2 daqiiqo Madaxweyne Qoorqoor oo Ka Hadlay Daadadkii Bacaadweyne Ku Rogmaday Xili Guddi Gurmad uu Magacaabay Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa faafaahiyay waxyeeladii ka dhalatay roobaabkii Gu’ga ee ka dhawaan ka da’ay deegaanada Galmudug oo gaar ahaan waxyeello ga geystay deegaanno dhaca …
1 daqiiqo Turkiga oo Markale Deeq Caafimaad Soo Gaarsiiyay Magaalada Muqdisho Diyaaraddii seddexaad oo deeq agab caafimaad sida oo ka socota Dowladda Turkiga ayaa saakay oo axad ka soo degtay garoonka diyaaradaha Caalamiga ee Aadan Cabdulle ee Caasimadda Muqdisho. Qalabkaan ay…
2 daqiiqo Xildhibaan Mahad Salaad oo Madaxweyne Farmaajo Ka Dalbaday inuu Ka Laabto Dacwadda Wariye Cabdicasiis Gurbiye Xildhibaan Mahad Salaad ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu madaxweyne Farmaajo kaga dalbaday inuu ka laabto dacwadda wariye Cabdicasiis Gurbiye oo ah tifaftiraha guud ee Goobjoog xilli madaxweynuhu sheegay…
2 daqiiqo Haddii Aynaan Cadaalad Jirin, Nabad Ma Jiri Kartaa? Sedex sano kahor abaarihii 7da fiidnimo maanta oo kale, waxaa si bareer ah loogu toogtay agagaarka madaxtooyada walaalkeey oo aan jeclaa Abass Hajji Abdullahi Sheikh Siraji. Ninkii toogtay iyo masuulkii…
1 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo oo Saxaafadda Soomaaliya u Balanqaaday in aan Loo Isticmaalin Xeerka Ciqaabta 1964 Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa axaddii oo dunida iyo Soomaaliyaba laga xusayey maalinta xorriyadda saxaafadda waxaa uu ballan qaaday in xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed ee duugoobay ku sameynayo dib…