Ra’isulwasaaraha Ingiriiska oo Shaqada Ku Soo Laabanaya Ka Dib Maalmo uu La Xanuunsanaa Coronavirus Xafiiska ra’iisal wasaaraha Britain ee Downing Street ayaa shaaciyay in Boris Johnson uu Isniinta soo socota shaqada kusoo laaban doono. Muddo laba todobaad laga joogo ayay ahayd markii uu ra’iisal… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Diyaarad Sidday Soomaali Ku Xayirnayd Turkiga oo Muqdisho Soo Gaartay Waxaa xalay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ee Aadan Cadde soo caga dhigatay diyaarad sidday muwaadiniin Soomaaliyeed kuwaas oo ku xayirnaa dalka Turkiga ka dib saameyntii ka dhalatay xanuunka COVID-19. Muwaadiniinta…
1 daqiiqo Dowladda Jabuuti oo Shaacisay Kiisas Cusub oo Coronavirus Ah Wasaaradda caafimaadka dowladda Jabuuti ayaa waxa ay shaacisay kiisas cusub oo hor leh islamarkaana la xiriira caabuqa Coronavirus oo dalkaasi uu si darran u saameeyay. Wasaaradda caafimaadka ayaa xaqiijisay kiisas…
1 daqiiqo Dowladda Soomaaliya oo Markale Wax Ka Badashay Bandowga Saaran Magaalada Muqdisho Shir jaraa’id oo goor dhow ay aqalka dowladda hoose ee Xamar si wadajir ah ugu qabteen guddoomiyaha gobalka Banaadir Cumar Filish iyo taliyaha booliska Soomaaliya Cabdi Xasan Xijaar ayaa waxa…
1 daqiiqo Hay’adda Hormuud Foundation Oo Maanta Ku Dhawaaqday In Ay Qeyb Ka Tahay Dagaalka Lagula Jiro Cudurka Covid19 Kuna Dhawaaqday Caawinaada 20,000 Qoys Danyar Ah Oo Ku Nool Muqdisho Xubno ka tirsan Hay;adda Hormuud Foundation ayaa shirkan jaraa’id ku Qabtay Xarunta Hay’ada ee Magaalada Muqdisho waxay kaga war bixiyeen Dadaalada tooska ah oo ay kaga qeybqaadanayaan dhibaatada Caalamka Gaadhay…
6 daqiiqo Caga-jugleynta Wariyaha VOA Haruun Macruuf. Sannadihii nacaybka Farmaajo Ee Cambaareynta Iyo Joojinta Isla-xisaabtanka. Hay’adda Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa sheegtay Khamiistii inay u gudbisay dacwad Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka taas oo ujeedkeedu yahay in dacwad lagu soo oogo Wariyaha VOA Harun Maruf…
2 daqiiqo Xildhibaan Odowaa oo Bogaadiyay Golaha Wasiirda Cusub ee Galmudug Xildhibaan Abdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa hambalyo iyo bogaadin waxa uu u diray golaha wasiirada cusub ee maamulka Galmudug oo ay ka mid noqdeen xildhibaano caan ah. Odowaa ayaa tilmaamay…
2 daqiiqo Xildhibaan Fiqi: Lama Huraan Waa Halkii Laga Yimid Iyo Galmudug Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi oo madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor u magacaabay wasiirka amniga ee maamulkaasi ayaa soo saaray warsaxaafadeed uu uga hadlayo magacaabistiisa. Fiqi ayaa waxaa uu bulsha…
2 daqiiqo Saabir Shuuriye: Waxaan Go’aan Sannay inaan Lixaadkeenna isugu Geyno Hormarka Dadka iyo Deegaanka Galmudug Xildhibaaan Saabir Nuur Shuuriye ayaa waxaa uu markii ugu horeysay ka hadlay in wasiir looga magacaabay maamulka Galmudug isaga oo arrinkaasi si weyn u soo dhoweeyay. Saabir Shuuriye ayaa sheegay…
1 daqiiqo Dowladda oo War Ka Soo Saartay Salaadaha Cishaha iyo Taraawiixda Cabsi Laga Qabo COVID-19 Dartii Wasaaradda Awqaafka iyo Arrimaha diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay soo saartay amarro ku aadan sida bulshadu ay u oogayaan salaadaha Cishaha iyo Taraawiixda,inta lagu guda jirow xiliyada Bandowga.…