Soomaaliland Oo Beenisay In Itoobiya Ay Hakisay Heshiiska Dekadda Berbera Maamulka Soomaaliland ayaa waxa uu beeniyay warar shalay lagu faafiyay baraha bulshada kaasi oo sheegayay in dowladda Itobiya ay hakisay heshiis 19% oo ay qeyb uga tahay qandaraaska lagu hormarinayo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 11-03-2020 Qodobada saakay ugu waa weynaa ee warka GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin: 1. NISA ayaa sheegtay in Madaxiii Amniyaatka Al-shabab ee Gobolka Banaadir lagu dilay Gobolka Jubbada dhexe. 2.…
1 daqiiqo Dhageyso: Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Hadashay Muwaadin Soomaaliyeed oo Ka Yimid Shiinaha, Laguna Qabtay Garoonka Diyaaradaha Dr. Cabdi Risaaq Yusuf Axmed oo wasaaradda caafimaadka u ah u qeybsanaha tayada caafimaadka ahna qofka uga hadla arrimaha coronavirus oo wareysi siiyay Goobjoog News ayaa sharaxaad ka bixiyay dhacdadii…
1 daqiiqo Madaxweyne Qoorqoor Oo Dhagax Dhigay Xarunta Madaxtooyada Galmudug Iyo Xarumo Kale Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta waxa uu daahfuray Mashruuca dhismaha Madaxtooyada Galmudug iyo afar wasaaradood. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa maanta daah furay…
1 daqiiqo Dab Xooggan Oo Qabsaday Kaalin Shidaal Oo Ku Taalla Magaalada Muqdisho Wararka aan ka heleyno agagaarka isgoyska Banaadir ee magaalaga Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in goor dhow dab xooggan uu qabsaday kaalin shidaal oo halkaasi ku taallay. Kaalinta shidaal ee…
1 daqiiqo Madaxweyne Deni iyo Danjire James Swan oo Kawada Hadlay Doorashooyinka Soomaaliya Ku Soo Wajahan Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa maanta waxa uu madaxtooyada maamulkiisa ku qaabilay ergeyga gaarka ah ee qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ee danjire James Swan. Madaxweyne…
1 daqiiqo Ra’iisulwasaaraha Sudan oo Ka Badbaaday Isku-day Dil Wararka ka imanaya Sudan ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaare Cabdalla Xamduuk oo ka badbaaday isku-day lagu dili rabay. Telefishinka dowladda iyo xubin ka tirsan golaha wasiirada ee dalkaasi ayaa sheegay…
1 daqiiqo Qofkii Ugu Horreeyay Ee Caabuqa Coronavirus Ugu Geeriyooday Afrika Nin u dhashay Jarmalka oo ku sugnaa Masar kaddib markii uu ku dhacay caabuqa Corona ayaa haatan u geeriyooday cudurka, waxaana la sheegay inuu yahay qofkii ugu horreeyay ee uu…
1 daqiiqo Taliyaha Guud Ee Ciidamada Talyaaniga Oo Laga Helay Caabuqa Coronavirus Wararka ka imaanaanaya dalka Talyaaniga ayaa waxa ay ku waramayaan in taliyihii guud ee ciidamada dalkaasi laga helay caabuqa Coronavirus oo ku sii fidiya dalkaasi. Taliyahan oo lagu magacaabo Salvatore…
2 daqiiqo Yuusuf Garaad: Madaxweyne Qoorqoor inkastoo aynaan isku ra’yi ahayn waxaan aqbalay Howsha uu ii xilsaaray Yuusuf Garaad Cumar wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa waxa uu soo dhoweeyay magaacaabista madaxweyne Qoorqoor ee ah in uu noqdo guddoomiyaha guddiga qabanqaabada xafladda Caleemasaarka ee madaxweynaha Galmudug…