Qaar Ka Mid Ah Waddooyinka Muqdisho Oo Maanta Xiran Waxaa saakay xiran inta badan waddooyinka magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, waxaana jirin wax gaadiid ah oo isticmaali kara waddoyinka xiran, dadka ayaana la arkayaa iyaga oo lugeynaya. Waddooyinka saakay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Farmaajo: Dalka Doorasho Ayuu Aaday ee Halla-ogaado Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo xalay ka hadlayey xaflad lagu xirayo kalfadhiga 6aad ee baarlamaanka federaalka ah ayaa sheegay in xillgan laga bilaabo uu dalku doorasho aadayo. Arrintan ayaa…
1 daqiiqo Dowladaha Soomaaliya Iyo Cumaan Oo Iska Kaashanaya Xiriir Ganacsi Wasiirka Wasaaradda ganacsiga iyo Warshadaha xukuumadda Soomaaliya eng Cabdullaahi Cali ayaa Magaalada Musqat kula kulmay dhiggiisa Dalka Cumaan, Ali bin Mascuud Al-Sanadi, waxa ayna labada masuul kawada hadleen heshiis cusub.…
1 daqiiqo Mid Ka Mid Ah Xukumanayaashii Loo Heystay Kiiskii Caa’isha Oo La Sii Deynayo Wararka aan ka helayo deeganada Puntland ayaa sheegaya in Cabdisalaam Cabdiraxmaan Warsame lagu wado in la sii daayo ka dib markii sida la sheegay labada qoys ay ku heshiiyeen in…
2 daqiiqo Deni Oo Xilalkii Ka Qaaday Saraakiisha Ciidamada Badda Puntland, Kuwa Kalane Magacaabay Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid cabdulaahi Deni ayaa waxa uu xilalkii ka qaaay saraakiisha ugu sareysa ee ciidamada badda Puntland sida Agaasimaha Guud, Agaasime ku-xigeenka iyo taliyayaashooda. Digareetada ka soo…
2 daqiiqo Abiy Axmed oo Sheegtay Lahaanshiyaha Farmaajo iyo Soomaaliya oo Dhan! Ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa isniintii daabacay khariidadda Itoobiya ah oo ay ku jirto Somaliland arrintaas oo Soomaali badan oo ka hadashay ay ku tilmaameen sahansigii 2-aad ee uu…
2 daqiiqo Muuse Biixi: “Dowladan Farmaajo Waxa Ay Ahayd Tii Ugu Cadaawadda Badnayd Intii Dowlado Na Soo Martay” Madaxweynaha maamulka Soomaalilnad Muuse Biixi Cabdi oo maanta ka hadlayay hadal heyn ku aadanayd in madaxweyne Farmaajo uu ka degi doono magaalada Hargeysa ayaa arrinkaasi gaashaanka u daruuray waxa uuna…
7 daqiiqo Hargeysa oo Laga Aas’aasay Sanduuqa Horumarinta Dhalinyarada Somaliland Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-469/022020, uu ku Aas-aaska Sanduuqa Horumarinta Dhallinyarada Jamhuuriyadda Somalilland. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:- Wareegto Madaxweyne…
1 daqiiqo Gabadh Da’ Yar Ah Oo Muqdisho Lagu Bireeyay Wararka aan ka helayno xaafadda Haanta dheer ee degmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa waxa ay ku waramayaan in xafaddasi maanta lagu bireeyay gabadh da’ yar ahayd. Gabadha la bireeyay…
1 daqiiqo Hey’adaha Isgaarsiinta Dalka Oo Loo Qabtay Muddo 45 Cisho Ah In Ay Isku Diiwaangaliyaan Kulan maanta ay Muqdisho ku yeesheen qaar ka mid ah masuuliyiinta wasaaradaha Warfaafinta iyo kuwa isgaarsiinta ayaa waxa ay uga hadleen sharciga isdiiwaangalinta iyo hanaanka bixinta ruqsadaha shirkadaha isgaarsiinta dalka…