Faarax Cabdi: Jubbaland Wax Maamula Oo La Aqoonsanyahay Kama Jiro Faarax Cabdi Guuleed oo ka mida aqoonyahanada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwooda ka soo jeeda deegaanada Jubbaland oo wareysi siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in deegaanada Jubbaland aysan ka jirin wax… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed oo Soo Dhoweeyey Madaxweyne Qoor Qoor Dowlad goboleedyada Hirshabelle iyo Koonfur galbeed ayaa soo dhoweeyey doorashada Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ee maanta ka dhacday Dhuusamareeb. Ugu horeyntii, dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa soo dhoweysay, taageerana u…
1 daqiiqo Wasaaradda Arrimaha Gudaha DFS Oo Soo Dhoweysay Doorashadii Axmed Qoorqoor Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta dowladda Federaalka Soomaliya ayaa soo dhoweysay doorashadii maanta ka dhacday magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda galmudug. Wasaaradda ayaa ugu horeyn hamabalyo u dirtay madaxweynaha…
2 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo Oo U Hambalyeeyay Madaxda Cusub Ee Galmudug Muqdisho, Febaraayo 02, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha iyo Madaxweyne K/Xigeenka cusub ee Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo…
1 daqiiqo Mareykanka Oo Soo Dhoweeyay Doorashada Qoorqoor Donald Yamamota safiirka safaaradda mareykanka u fadhiya Soomaaliya ayaa tagaarey doorashada maanta ka dhacday Galmudug isaga oo hambalyo u diray madaxweyne Qoorqoor Yamamoto ayaa sidoo kale qof walba ugu yeeray…
2 daqiiqo Odowaa Oo La Hadlay Goobjoog: Waxaa Lagu Qasbanaan donaaa in Meel dheer Laga raadiyo Galmudug Xildhibaan Cabdiraxmaan Odowaa oo ka tirsanaa murashaxiinta qaadhacay doorashada Galmudug ee maanta ka dhacday Dhuusamareeb, laguna doortay Axmed Qoorqoor ayaa sheegay in Galmudug ay ku laabatay meel ka xun halka…
1 daqiiqo Galmudug: Madaxweyne Ku Xigeenka Oo La Doortay Guddiga doorashada Galmudug ayaa sheegay in madaxweyne ku xigeenka Galmudug loo doortay Cali Daahir Ciid ka dib doorasho maanta ka dhacday magaalada Dhuusamreeb ee caasimadda maamukaasi. Xilka madaxweyne ku xigeenka…
3 daqiiqo Xildhibaan Warsame Joodax: DF Waxay Galmudug Ka Waddaa Boob Xildhibaan Warsame Maxamed Xasan (Joodax) oo ka tirsan golaha shacabka ee Baarlamanka federaalka Soomaaliya, ayaa dowladda federaalka ku eedeeyey in sidii loo baahnaa aysan wajihin maamul u sameynta Galmudug .…
1 daqiiqo Odowaa Oo Eedeeyay Farmaajo Iyo Kheyre Murashax Cabdiraxmaan Odowaa ayaa waxa uu eedeyn u jeediyay madaxda ugu sareysa ee dalka isaga oo tilmaamay in Galmudug ay yeelato seddex madaxweyne ay masuuliyadeeda qaadayaan madaxweyne Farmaajo iyo ra’isulwasaare…
1 daqiiqo Galmudug: Qoorqoor oo Noqday Madaxweynihii 3-aad ee Galmudug Todobaad Gudihiisa Doorasho goordhow ka dhacday magaalada Dhuusamareeb, xarunta Galmudug islamarkaan ay garwadeen ka ahayd dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa waxaa madaxweyne loogu doortay Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor. Baarlamaanka ay aqoonsantahay dowladda…