Wasiir Amar-dambe Oo Maanta Hortagaya Golaha Shacabka Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah waxay leeyihiin mid kamid ah kulamadoodii caadiga ahaa. Kulanka maanta ayaa waxay xildhibaannada su’aallo ku weydiin doonaan wasiirka… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Maxkamadda Ciidamada Qalbka Sida Oo Xukun Ku Riddey Nin Lagu Eedeeyey Baxnaaninta Bukaannada Al-shabaab Maxkamadda ciidamada qalbka sida ayaa xukun xabsi ah waxa ay ku riddey nin da’ ah oo ay sheegtay maxkamaddu inuu Al-shabaab u qaabilsanaa baxnaaninta bukaannada dagaalyahannadaasi. Qoraal maxkamadda kasoo baxay…
1 daqiiqo Jabhad La Dagaallameysa Xukuumadda Biixi Oo Looga Dhawaaqay Buuhoodle Magaalada Buuhoodle ayaa waxaa looga dhawaaqay jabhad cusub oo la sheegay in ay dagaal la geli doonto Somaliland. Jabhaddan ayaa loogu magac daray SSC, waxaana la sheegay in ay la…
2 daqiiqo Galmudug: Nabaddoon Ka Hadlaya Sida Ay Liiska Uga Saareen Wasiir Sabriye, Guddoomiyaha Dayniile iyo Hareeri Nabaddoon Cabdullahi Daahir Maxamed oo ka tirsan liiska saxiixayeyaasha Galmudug oo la soo xiriiray Goobjoog News ayaa ka sheeganaya in xoog looga saaray liiska saxiixayaasha Galmudug isaga oo ku eedeeyey…
4 daqiiqo Maxaa Ka Qaldan Wasaaradda Warfaafinta ee JF ee Soomaaliya? Warbaahintu waa isha ugu muhiimsan ee dadku ka ogaadaan dhacdooyinka hareerahooda iyo dunida inteeda kale, xiriir soke ayaa ka dhaxeeya saddex geesoodka (1). Weriyaha (2). Warka (3) Dhageystaha. Waa meel…
1 daqiiqo Maxay Ka Wadahadleen Ra’iisul Wasaare Kheyre Iyo Xoghayaha Maaliyadda Maraykanka? Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dooxa kula kulmay xoghayaha maaliyadda dowladda Mareykanka, Steven Mnuchin, oo kamid ah madaxda ka qayb geleysa madasha 19-aad ee Dooxa.…
1 daqiiqo Madaxweyne Dani “Illaa Hadda Ma Cadda Nooca Ay Tahay Doorashada Soo Socoto Ee Federaalka” Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi Dani ayaa sheegay in aanay wax shaqo ah ku lahayn nidaamyada hadda socda ee la doonayo in lagu wajaho doorashooyinka 2021 ee dowladda dhexe.…
1 daqiiqo Farmaajo: Hal Milyan oo Buug Ayaan Diyaarinnay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta daah-furay Manhajka dugsiyada hoose iyo dhexe ee dalka isaga ka hadlay arrimo badan oo manhajka, ardeyga iyo guud ahaan waxbarashada dalka…
1 daqiiqo Shacabka Mahaday Oo Aan Gurmad Ka Helin DFS Iyo Hirshabelle Maamulka degmada Mahadaay ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay in xaalad adag oo dhanka nolosha ah ay ka jirto degmadaasi, kadib markii dhowaan uu ku fatahay Wabiga Shabelle. Saa Fuleel…
3 daqiiqo Goobjoog Oo Dood Ka Qabatay Sharciga Doorashada ee Golaha Horyaalla. Ayada oo Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya uu horyaallo sharciga doorashooyinka si doorasho loogu qabto 2021-ka ayaa waxaa socoto doodo arrintaas la xiriira. Markaan ka anba qaadno sharciga dorashooyinka ee…