Xiisad Laga Soo Sheegayo Magaalada Hargeysa Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad u dhaxeysa xukuumadda Biixi iyo sidoo kale xisbiga Wadani. Guddoomiyaha xisbiga Wadani… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Maxay Ka Wadahadleen Kheyre Iyo Amiirka Dalka Qatar Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dooxa kulan kula qaatay Amiirka Qatar, Tamim bin Hamad Al Than. Kulanka dhex maray Ra’iisul Wasaare Xassan Cali Khayre iyo…
2 daqiiqo Golaha Wasiirrada Somaliland oo Ansixiyey Oddoroska Miisaaniyad Sannadeedka 2020-ka Kal-fadhigii golaha wasiirrada Somaliland ee maanta oo uu shir-guddoominayey madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah loogu ansixiyey oddoroska miisaaniyad-sannadeedka 2020-ka. Miisaaniiniyad-sannadeedka 2020-ka oo ay golaha horkeentay…
1 daqiiqo Al-shabaab Oo La Waregey Deegaanka Gacan-Maroodi Ee Sanaag Dagaalyahanno la sheegay in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab ayaa la wareegay deegaanka Gacan-Maroodi ee gobolka Sanaag. Xubnahan ayaa kasoo degay Buuraha Calmadow, waxaana la tilmaamay in halkaasi ay kala wareegeen…
1 daqiiqo Axmed Madoobe Oo u Digey Agaasimayaasha Wasaaradaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan la qaatey agaasimayaasha wasaaradaha iyo guddoonka gudiga shaqada iyo shaqaalaha ee Dowlad goboleedka Jubbaland. Kulankan oo ay ujeedadiisu ahayd hubinta…
1 daqiiqo Faah Faahin: Weerar Ka Dhacay Duleedka Degmada Guriceel Ee Galgaduud Warar dheerad ah ayaa laga helayaa weerar sababay dhimasho iyo dhawac kaas oo ka dhacay deegaanka Balihowd ee duleedka degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud. Rag hubeysan ayaa rasaas waxa ay…
1 daqiiqo Kuwait: Hala Ixtiraamo Madaxbanaanida Iyo Xornimada Siyaasadeed Ee Soomaaliya Dowladda aan walaalaha nahay ee Kuwait ayaa mar kale ku baaqday in la ixtiraamo madaxbanaanida iyo xornimada siyaasadeed ee Soomaaliya, kadib kulan ay qayb ka ahayd oo golaha Ammaanku ka…
1 daqiiqo DEG DEG: Baarlamaanka Puntland Oo Meelmariyey Guddiga Doorashooyinka Ee Maamulkaasi Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa waxay sheegayaan in goor dhow ay xildhibaannada Puntland codka kalsoonida ah siiyeen guddiga doorashooyinka maamulkaasi (TPEC) Kulanka maanta waxaa shir…
2 daqiiqo C/raxmaan C/shakuur Oo Ka Hadlay Sababta Xisbiga Wadajir Aanu Uga Mid Ahayn Madasha Xisbiyada Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir, C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa isaga oo ku sugan magaalada London waxa uu ka hadlay sababta uu xisbiga Wadajir uga mid noqon waaye madasha xisbiyada. Waxa uu sheegay…
1 daqiiqo Puntland: Guddiga Doorashooyinka Oo La Horgeynayo Baarlamaanka Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in guddiga doorashada Puntland la horgeeyo baarlamaanka maamulkaasi, oo shaqadii ugu horreysay qabanaya kadib doorashadii guddoomiye Cabdirashiid. Xildhibaannada ayaa codka u qaadi doona…