Dabageed “Waare Wuxuu Saddex Jeer Ku Fashilmay Qorshe La Igu Dili Lahaa” Yuusuf Axmed Hagar Dabageed, guddoomiyahii gobolka Hiiraan ayaa ku eedeeyey madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare, in Saddex jeer uu soo abaabulay isku day uu sheegay in isaga lagu… 1 daqiiqo
2 daqiiqo DFS Oo Sheegtay Iney Ka Faa’ideysan Doonto Mashaariicda Horumarineed Ee Shiinaha Wasiirka Arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumada Federalka Soomaaliya, Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa u sheeegay warbaahinta dowladda in dalka uu diyaar u yahay in uu ka fa’ideysto hindisaha hurumarineed…
1 daqiiqo Guddoomiye Abshir Axmed iyo Xildhibaanno Labada Aqal ee BF oo Gaarey Cadaado Waxaa magaalada Cadaado ee xarunta u ah baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug goordhow gaarey wafdi ballaaran oo ka socda dowladda federaalka iyo xubno kale oo dowlad goboleedyada ah. Wafdiga waxaa horkacaya…
1 daqiiqo Wadahadalka Soomaaliya iyo Somaliland Oo Nairobi Ka Bilaabanaya, Yaa Tagaya? Waxaa magaalada Nairobi ka furmaya berri oo talaado ah wadahadalka Soomaaliya iyo Somaliland, waxaana soo qaban-qaabisay xarunta Centre for Humanitarian Dialogue. Shirkan sida uu jadwalku yahay waxaa xoogga lagu saari-doonaa…
1 daqiiqo Xaalad Bini’aadannimo Oo Laga Soo Sheegayo Gobolka Jubbada Hoose Maamulka gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegay in xilligan ay deegaanno badan oo gobolkaasi ah ka taagan tahay xaalad dhanka Bini’aadannimada ah. C/rashiid C/laahi Cali, guddoomiyaha gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegay…
1 daqiiqo DFS Oo Shaacisay Waqtiga La Qabanayo Doorashooyinka Galmudug Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay waqtiga la qabanayo doorashada Galmudug iyo sidoo kale halka lagu qaban doono. Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu…
1 daqiiqo Akhriso: Madaxweyne Xaaf Oo Sheegay Inuu Buray Heshiiskii Galmudug Iyo Ahlu-sunna, Kuna Dhawaaqay Doorasho Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu ku sheegay in gabi ahaanba uu buray heshiiskii Galmudug iyo sidoo kale Ahlu-sunna Waljameeca. Wuxuu tilmaamay…
1 daqiiqo DFS Oo Bilowday Wejiga Labaad Ee Dib u Habeynta Ciidamada Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa billaaabay wejiga labaad ee dib-u-habaynta ciidamada xoogga dalka, kadib markii wejigii koowaad uu soo dhammaaday. Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa…
2 daqiiqo Shiinaha Oo Xoojinaya Xiriirka Uu La Leeyahay Soomaaliya Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Axmed Ciise Cawad, ayaa wadahadal laba dhinacle ah maanta kula yeeshay dhiggiisa China, Wang Yi , Caasimadda Beijing. Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Cawad,…
1 daqiiqo Madaxweynaha K/Galbeed Oo Booqday Degmada Wala-weyn Ee Gobalka Shabeellaha Hoose Wafdigan uu hogaaminayey Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ee maanta gaaray degmada Wala-weyn ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa soo dhoweyntiisa ka qeyb qaatay Maamulka degmada, Odayaasha,Dhalinyarada iyo Saraakiisha Ciidanka.…