Madaxweynaha Jubbaland Oo Booqday Deegaanada Baarsanguuni iyo Buulogaduud Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqday Deegaanada Baarsanguuni iyo Buulogaduud ee Gobolka Jubbada Hoose. Madaxweyne Axmed Madoobe waxaa socdaalkan ku weheliya Taliyaha Guud ee Ciidamada Jubbaland,… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Golaha Wasiirada Oo Maanta Meel Mariyay Labo Hindise Sharciyeed Golaha wasiirrada Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedka xamuulka iyo xadaynta cabbirka baabuurta iyo hindise sharciyeedka waddooyinka. Labada hindise sharciyeed ee goluhu meel mariyay oo ay soo…
3 daqiiqo Sharciga Batroolka Waxaa uu Baabi’yey Heshiisyo Shidaal oo Ay Galeen TFG, Somaliland, Puntland iyo Galmudug Sharciga shidaalka ee todobaadkan ay ansixiyeen golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya, qodobkiisa 9aad waxaa uu sheegayaa iney waxba kama jiraan tahay heshiisyada shidaalka ee ay saxiixeen maamullo…
2 daqiiqo Kenya: Dagaalyahanno Alshabaab Ka Tirsan Oo Dib Ugu Laabtay Kenya. Dagaalyahannada ajaanibta ah ee ka dhinac dagaallama xarrakada Alshabaab ee Soomaaliya ayaa si weyn uga cabanaya hab-dhaqanka xarrakada Alshabaab sida ay sheegayaan ilo milatari oo arrintaan si dhaw ula socday.…
3 daqiiqo Guddiga Madaxabanaan Oo Ka Dhamaaday Dib U Eegista Dastuurka Guddiga Dib-u- eegiska iyo Hirgelinta Dastuurka madaxabanaan ayaa 5-tii cutub ee ugu danbeysay waxa ay ku ku wareejiyeen Guddiga dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka. Gudoomiyaha Guddiga dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka federaalka…
1 daqiiqo Maxaa Ka Soo Baxay Shirkii Madaxweyne Deni Uu Kula Qaatay Dhiiga Xaaf Magaalada Gaalkacyo Madaxweynaha maamulka Putnland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta waxaa uu madaxtooyada Putnland ee Gaalkacyo uu ku qaabililay dhigiisa maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf. Kulan labada Madaxweyne waxaa qeyb ka…
1 daqiiqo Akhriso: Taariikhda Marxuum Xuseen Ceelaabe Faahiye Waxaa maanta qarax ka dhacay magaalada Muqdisho ku geeriyoodey Xuseen Ceelaabe Faahiye oo horay u soo noqday xildhibaan, soona qabtay dhowr wasaaradood. Tan iyo xiliggii dowladdii Siyaad Barre waxaa uu…
2 daqiiqo Soomaaliya Oo Ka Jawaabtay Cadaadiska Kenya Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay cadaadiska dalka Kenya ay saareen siyaasiyiinta Soomaaliyeed gaar ahaan dhanka safarka, wasiirro iyo xildhibaanno lagu xanninabay garoonka JK, baaritaannada lagu sameeyo Soomaalida safarka…
1 daqiiqo Khasaare Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay X control, Afgooye wararka naga soo gaarayo degmada Dharkenley ee gobalka Banaadir ayaa sheegaya inuu goordhow ka dhacay Qarax inta u dhaxeyso X control Afooye iyo Isgooyska Xoosh. Qaraxa ayaa ahaa qarax Miino …
1 daqiiqo DEG DEG: Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Qarax xooggan oo laga maqlay inta badan magaalada Muqdisho ayaa ka dhacay nawaaxiga Godka Jilacow ee magaalada Muqdisho. Qaraxan ayaa loo adeegsaday gaari, wuxuuna ku qarxay koontarool ku dhow xarunta…