Wufuud Caalami Ah oo Ku Sii-jeeda Dhuusamareeb Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya in saacadaha soo socda ay ku sii jeedaan wufuud caalami ah. Weriyaha Goobjoog News ee Dhuusamareeb ayaa sheegaya in wufuuddan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Puntland oo DF Ku Eedeysay Ficillo Iska Hor Keenis Ah, Ugana Digtay Faragelinta Doorashooyinka.. Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ku eedeeyey falal iska horkeenaya umadda Soomaaliyeed, waxna u dhimaya midnimada, waxaa kale oo lagu eedeeyey in deeqaha u…
1 daqiiqo Golaha Aqalka Sare uu Maanta Horyaallo Sharci Muhiim Ah Waxaa goordhow bilowday kulanka 11aad, kalfadhiga 5aad ee golaha Aqalka Sare BFS , kulanka waxaa shir guddoominaayo, guddomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya senator Cabdi Xaashi Cabdullahi, waxaa kale…
1 daqiiqo Dhageyso: Puntland Oo Sheegtay In La Maxkamadeyn Doono Xubnihii Ka Tirsanaa Guddiga Dhismaha Wadada Boosaaso Ee Dhowaan La Xiray Xeer ilaalinta guud ee Puntland ayaa ka hadashay xarigga xubno ka tirsanaa guddiga dhismaha wadada Boosaaso, kuwaasi oo dhowaan xabsiga la dhigay. Maxamuud Xasan Aw Cismaan, Xeer ilaaliyaha guud ee…
1 daqiiqo Sawirro: Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmay Wakiilka QM Ee Soomaaliya Iyo Danjiraha Ingiriiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa wadajir u qaabbilay Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya , James Swan iyo Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya, Ben Fender. Madaxweynaha ayaa kala…
1 daqiiqo Guddiga Doorashooyinka Jubbaland Oo Waqti Kordhin Sameeyay Guddiga madaxa bannaan ee xudduudaha iyo doorashoyinka iyo Jubbaland ayaa Afar maalmood oo muddo kordhin ah ku daray jadwalka is-diiwaan gellinta musharaxiinta xilka Madaxweynaha oo maanta ku ekayd. …
1 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo oo kala hadlay Madaxweynaha Puntland sii Deynta Xubnaha Xiran Ee Guddiga Dhismaha Waddada Boosaaso Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la xiriiray Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay wadashaqeynta Xukuumadda iyo Dowlad Goboleedyada. Madaxweynaha ayaa hoosta…
1 daqiiqo Thabo Mbeki Oo Labada Suudaan Kadib Xal u Raadinaya Soomaaliya iyo Kenya Madaxa guddiga ururka midowga Afrika u qaabilsan arrimaha Suudaan iyo South Sudan Thabo Mbeki ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Thabo Mbeki waxaa garoonka caalamiga ah ee Aden Cadde ku…
1 daqiiqo Maxaa Ka Socda Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Ah? Waxaa kulan caadi ah hadda leh golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah Soomaaliya, waa kulankii 10aad ee kalfadhiga 5aad, waxaa shir guddoominaayo guddomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya…
1 daqiiqo Sawirro: Axmed Madoobe Oo Qaatay Shahaadada Musharraxnimo Ee Madaxweynaha Jubbaland Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa maanta oo sabti ah qaatay shahaadada musharraxnimada madaxweyne ee maamulkaasi. Axmed Madoobe ayaa buuxiyey shuruudihii dhowaan ay soo gudbiyeen guddiga xuduudaha…