Dhageyso: Xildhibaanno Sheegay In DFS Aanay Fasaxin Markabkii Xoolaha Siday Ee Ku Xiyirnaa Sacuudiga Xildhibaanno ka tirsan Labada aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya islamarkaana kasoo jeeda Somaliland ayaa waxbo kama jiraan ku sheegay warar ay sheegtay xukuumadda federaalka, kuwaasi oo ah iney fasaxday markab… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Puntland Oo Qaadacday Guddiga DF u Magacawdey Wada Hadallada Somaliland Dowlad goboleedka Puntland ayaa qoraal ay soo saareen waxaa ay ku qaadaceen guddiga uu madaxweyne Maxamed Cabdulahi Farmaajo u magacaabay wada hadalka Somaliland,war-saxaafadeedka ka soo baxay ayaa lagu yiri. Dowladda…
1 daqiiqo Dowladda Soomaaliya Oo Sagootisay Dufcaddii 1-aad Ee Xujeyda Sanadkaan Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta Soomaaliya, Sheekh Nuur Maxamed Xassan, ayaa Shalay Galab sagootiyay dufcaddii 1-aad ee Xujeyda Soomaa. Sheekh Nuur, ayaa Alle ugu mahadceliyay sida ay howsha ugu…
2 daqiiqo Somaliland Oo Ka Jawaabtay Guddiga uu Magacaabay Madaxweyne Farmaajo Somaliland ayaa jawaab kasoo saartay guddi wada hadal uu shalay magacaabay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo. Somaliland ayaa sheegtay in guud ahaan aysan aqbali doonin in ay la fadhiisato guddiga…
1 daqiiqo Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Oo La Kulmay Qeybaha Bulshada Ee Baled-weyne Kulankaan oo guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle Cusmaan Barre Maxamed uu la qaatay qaar kamid ah Odoyaasha, Siyaasiyiinta iyo qeybaha bulshada ee Magaaladda Beled-weyne ayaa waxaa uu ahaa mid looga…
1 daqiiqo Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo Qaabbilay Safiirka Ingiriiska u jooga Soomaaliya Guddoomiyaha Aqalka sare , Cabdi Xaashi C/llaahi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay, Safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya , Benjamin James Fedner; iyagoo ka wada hadlay xaaladda guud ee Dowlad gobolleedyada…
1 daqiiqo Akhriso: Shuruudo Lagu Xiray Murashaxiinta Madaxtinnimada Jubbaland Guddiga doorashooyinka madaxa banaan ee dowlad gobaleedka Soomaaliyeed Jubbaland,ayaa soo saaray shuruudaha laga rabo mursharaxiinta u taagan qabashada xilka madaxweynanaha Jubbaland. Warqad qoraal ah oo ka so baxday xafiiska guddiga…
3 daqiiqo Wax Ka Baro, Taariikhda Shakhsiyaadka uu Farmaajo u Magacaabay Wada Hadallada Somaliland Madaxwaynaha dowladda federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa arbacadii wareegto ku magacaabay Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Soomaaliland. Ugu horeyn, taliyahii hore ee ciidanka…
1 daqiiqo Wasiir Sabriye Oo Magacaabay Guddiga Qaban-qaabada Shirweynaha Dib u Heshiisiinta Galmudug Wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa magacawday guddiga qabanqaabada shirweynaha dib u heshiisiinta ee Galmudug. Cabdi Maxamed Sabriye, wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa qoraal uu…
1 daqiiqo Dani Oo Xilal Magacaabay Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ayaa xilala cusub u magacaabay mas’uuliyiin dhowr ah, kadib wareegto uu soo saaray. Wareegtada ayaa sidan u qorneyd: Madaxweynaha Maamulka Puntland. Markuu arkay: Dastuurka Puntland Markuu…