Hobyo Oo La isugu tagay, Guryo Noocee Ah Ayaa Martida Loo Diyaariyey? Waxaa magaalada Hobyo, ee gobolka Mudug maanta gaaray xildhibaanno iyo Senatorro ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya. Xildhibaannada tagay waxaa ka mid ah: Xildhibaan Axmed Fiqi,… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Trump Oo Soomaaliya iyo Dalal Kale Ugu Yeeray Kuwoo Qasan, Musuq Badan, Shaqana Ka Socon Madaxweynaha Mareykanka Trump ayaa weerar afka ku qaaday dalalka ay asal ahaan ka soo-jeedaan xildhibaanno Congerss-ka Mareykanka, gaar ahaan Ilhaan Cumar, oo ah Soomaalida Mareykanka. Mr. Trump ayaa Axaddii bartiisa…
1 daqiiqo Digniin Loo Diray Gaadiidleyda Kismaayo Taliska ciidanka ilaalada waddooyinka ee magaalada Kismaayo ayaa digniin u diray darawallada kaxeeya gaadiidka qaarkood. Bashiir Xiis Khaliif, taliyaha taliskan ayaa warbaahinta u sheegay iney jiraan darawallo dhegaha ka fureystay…
2 daqiiqo Madaxweyne Laftagareen Oo Kulan La Qaatay Wafdi Ka Socda Qaramada Midoobay& DFS Wafdigan oo isugu jira Wakiilka Qaramada Midoobay u qaaabilsan arrimaha tacadiyada ka dhanka haweenka goobaha dagalada ka socoda iyo wasiiradda haweenka xuquuqul insaanka dowladda fedaralka ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa…
2 daqiiqo Beesha Sacad Oo Go’aansatay Tagista Shirka Habargidir Ee Hobyo, Galmudugna Gogol u Dhigtay Galkacyo Beesha Sacad oo ka tirsan beelaha Galmudug ayaa maanta soo gabagabeysay shir maalmahan uga socda magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Gunaanadka shirka oo laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban…
1 daqiiqo Heshiis Taariikhi Ah: Baarlamaanka Federaalka Ah 2-badiisa Aqal Oo Soo Afjaray Wada Shaqeyn La’aan 6 Bil Kadib dhex-dhexaadin uu muddo socotay, ugu dambeyntii waxaa xalay heshiis taariikhi ah ku gaaray Muqdisho labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah oo muddo 6 bil aanu ka dhaxeyn wax wada…
1 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo Muxuu Ka Yiri Weerarkii Kismaayo? Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey weerarkii argagixisanimo ee ka dhacay magaalada Kismaayo. Madaxweynaha ayaa u…
1 daqiiqo Yuusuf Dabageed oo Xilka Wareejinaya Sabtida Guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa waxaa uu aqbalay inuu xilka ku wareejiyo guddoomiyaha cusub ee maamulka gobolka Hiiraan loo soo magacaabay Cali Muxumad Carraale. Kulamo…
1 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo “Waa in Deg deg Loo Joojiyaa Dirirta Sokeeye Ee Ka Socota Ceel-Afwen” Madaxweynaha dowladda federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa sheegay in uu aad uga tiiraanyeeysan yahay shaqaaqada iyo colaadda dadka walaalaha ah ee ka socota deegaanka Ceel-Afwen ee Gobolka Sanaag,…
2 daqiiqo Akhriso Warqadaha: Dagaal Dastuuri Ah Oo Ka Dhex Dilaacay Wasaaradda Cadaaladda iyo Maxkamadda Sare Maqnaanshiyaha guddiga adeegga garsoorka iyo dhameystir la’aanta dastuurka KMG ah, waxaa ay keentay in dagaal dastuuri ah ka dhex bilowdo wasaaradda cadaaladda iyo arrimaha garsoorka iyo maxkamadda sare ee dalka.…