Madaxweyne Farmaajo Oo Maanta Ka Qeybgalaya Caleema Saarka Dhiggiisa K/Africa Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta oo Sabti ah wuxuu magaalada Pretoria kaga qeybgalayaa caleema saarka madaxweynaha cusub ee K/africa. Shalay ayuu madaxweynaha u ambabaxay dalkaasi, kadib… 1 daqiiqo
1 daqiiqo UK oo £8 million Uga Jawaabeysa Abaarta Ka Jirta Soomaaliya, 5.4 million Qof Ayaa Laga Deyrinayaa Dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay iney Soomaaliya ku taageereyso ilaa £8 million oo wax looga qabto abaarta ka jiro goobo badan. Meelaha sida gaarka ah loo xusay waxaa ka mid ah…
2 daqiiqo Marwada Koowaad Qaranka Oo Wada Hadallo Lagu Horumarinayo Arrimaha Haweenka La Yeelatay Dhigeeda Turkiga Marwada Koowaad ee dalka Saynab Cabdi Macalim ayaa Safar shaqo ku joogta dalka Turkiga, Kadib Martiqaad Rasmiya oo ay ka heshay dhiggeeda dalka Turkiga Emine Erdogan, Waxaana kulan gaar ah…
1 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo Oo ka Qeyb galaya Caleemo-saarka Madaxweynaha Koonfur Afrika Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdiuu hoggaaminayo ayaa u amba baxay Magaalada Pretoria ee Caasimadda Dalka Koonfur Afrika. Madaxweynaha ayaa halkaas kaga qeyb galaya xafladda caleemo-saarka Madaxweynaha…
1 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Guddoomiye K/Xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ee G/Banaadir Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto Madaxweyne ugu magacaabay Mudane Ibraahim Cumar Mahad Alle (Ibraahim Dheere) inuu noqdo Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Maamulka Maaliyadda Gobolka Banaadir. “Madaxweynaha ayaa…
1 daqiiqo Madaxweynaha Jubbaland Oo Booqday Deegaanada Baarsanguuni iyo Buulogaduud Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqday Deegaanada Baarsanguuni iyo Buulogaduud ee Gobolka Jubbada Hoose. Madaxweyne Axmed Madoobe waxaa socdaalkan ku weheliya Taliyaha Guud ee Ciidamada Jubbaland,…
1 daqiiqo Golaha Wasiirada Oo Maanta Meel Mariyay Labo Hindise Sharciyeed Golaha wasiirrada Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedka xamuulka iyo xadaynta cabbirka baabuurta iyo hindise sharciyeedka waddooyinka. Labada hindise sharciyeed ee goluhu meel mariyay oo ay soo…
3 daqiiqo Sharciga Batroolka Waxaa uu Baabi’yey Heshiisyo Shidaal oo Ay Galeen TFG, Somaliland, Puntland iyo Galmudug Sharciga shidaalka ee todobaadkan ay ansixiyeen golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya, qodobkiisa 9aad waxaa uu sheegayaa iney waxba kama jiraan tahay heshiisyada shidaalka ee ay saxiixeen maamullo…
2 daqiiqo Kenya: Dagaalyahanno Alshabaab Ka Tirsan Oo Dib Ugu Laabtay Kenya. Dagaalyahannada ajaanibta ah ee ka dhinac dagaallama xarrakada Alshabaab ee Soomaaliya ayaa si weyn uga cabanaya hab-dhaqanka xarrakada Alshabaab sida ay sheegayaan ilo milatari oo arrintaan si dhaw ula socday.…
3 daqiiqo Guddiga Madaxabanaan Oo Ka Dhamaaday Dib U Eegista Dastuurka Guddiga Dib-u- eegiska iyo Hirgelinta Dastuurka madaxabanaan ayaa 5-tii cutub ee ugu danbeysay waxa ay ku ku wareejiyeen Guddiga dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka. Gudoomiyaha Guddiga dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka federaalka…