Qarax Gaari Oo Caawa Muqdisho Ka dhacay Qarax gaari ayaa waxa uu ka dhacay meel u dhaw xarunta danbi baarista ee CID ee dagmada hodan ee gobalka Banaadir ,wararka ayaana tibaaxaya inuu qaraxa ahaa mid lagu dhajiyay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Khayre oo Ka Tacsiyeeyay Geeridii Ku Timid Marxuum Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf Ra’iisul Wasaaraha kuxuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) Xasan Cali Khayre ayaa tacsi u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Marxuum Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf (Cabdi Waraabe)…
1 daqiiqo Madaweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay Geerida Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdi Waraabe) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Marxuum Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf (Cabdi Waraabe)…
1 daqiiqo Maamulka Jubbaland Oo Dowladda Federalka Ku Eedeeyay Dhacdadii Garoonka Kismaayo Dowled-gobaledka Jubbaland ayaa war-qoraal ah ka soo saaray dhacdadii shalay ka dhacday garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo ee xarunta maamulkaasi, ka dib markii ay ay is ku rasaaseeyeen ciidama ammaanka garoonka…
3 daqiiqo Xildhibaanada Beesha Direed BF Oo Cabasho ka Muujiyay Shirka Garowe Xildhibaanada Direed ee ku jira labada Gole Baarlamaanka JFS oo war-murtiyeed ka soo saaray shirka Garowe ee oo ay ka qeyb galayaan madaxda dowladda dhexe iyo kuwa dowled-gobaledyada. Tr. 09/05/2019…
1 daqiiqo Dowladda Kenya oo joojisay Duulimaadyadii tooska ahaa ee Muqdisho iyo Nairobi Dowladda Kenya ayaa qoraal shalay gelinkii dambe ay soo saartay ku joojisay Duulimaadyadii tooska ahaa ee Magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi. maanta wixii ka dambeeya Diyaaradaha ka duula Magaalada Muqdisho waxay…
2 daqiiqo Wasiir Saadiq Warfaa iyo safiirka Talyaaniga oo Muqdisho ku kala saxiixday labo heshiis Wasiirka Shaqada iyo arrimaha bulshada Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Saadiq Warfaa iyo Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya u fadhiya ,Carlo Campanille ayaa magaalada Muqdisho ku saxiixay labo heshiis oo waa…
3 daqiiqo Soomaaliya: Isticmaalka Tiknoolajiyadda Oo Saameysay Dhinacyo Badan Dunida aynu ku noolnahay Tiknoolajiyaddu waxa ay uga jirtaa dhinac waliba oo nolosha aadamaha ah ayadoo marba marka ka danbeyso ay ku tilaabsaneyso horumar aan qiyaas laheyn. Gudaha wadanka way…
1 daqiiqo Ciidamo Ku Dagaalamay Gudaha Garoonka Magaalada Kismaayo Israsaaseyn xoogan oo u dhaxeysay ciidan hubeysan oo ayaa maanta ka dhacday gudaha Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Israsaaseyntan ayaa ka dambeysay kadib markii ciidanka…
1 daqiiqo Dhageyso: Wasiir Bayle Oo Shaaciyey Waqtiga La Qabanayo Shirka Deyn Cafinta Soomaaliya Wasiirka wasaaradda maaliyadda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, C/raxmaan Ducaale Bayle oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay waqtiga la qaban doono shirka deyn cafinta Soomaaliya. Wuxuu sheegay…