QM Oo Fariin u Dirtay Shacabka Soomaaliyeed Sii-hayaha Madaxa Xafiiska Hawlgalka Kaalmeynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ahna Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Raisedon Zenenga ayaa salaan diiran u diray dhammaan dadka Soomaaliyeed… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Soomaaliya Iyo Masar Oo Ka Wadahadlay Xoojinta Xiriirkooda (Sawirro) Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi ayaa shalay oo Axad ahay ah ku qaabilay dhismaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar Danjire Hamdi Loza,…
1 daqiiqo Maalinta Koowaad Ee Ramadan Oo Maanta La Sooman Yahay Maanta oo Isniin ah ayaa guud ahaan dalalka Islaamka ah waxaa laga sooman yahay maalinta Koowaad ee bisha barakeysan ee Ramadan. Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu…
2 daqiiqo Barri Oo Laga Soomayo Soomaaliya iyo Guud Ahaan Dnida Muslimka ah Maalinta barrito oo ah maalinimo Isniin ah ayaa laga Soomayaa iyo dunida Muslimka ah ka dib markii bisha Ramadaan cawa laga arkay gobalada qaar ee dalka iyo inta badan dunida…
1 daqiiqo Shirka DFS Iyo Dowlad Goboleedyada Oo Ka Furmay Garoowe Shirka dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ayaa maanta ka furmay magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad goboleedka Puntland. Shirkan waxaa furay madaxweynaha dowladda federaalka ah, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo, waxaana ka…
1 daqiiqo Madaxweynihii hore ee Nigeria Olusegun Obasanjo Oo Maanta Booqanaya Hargeisa Madaxweynihii hore ee Nigeria Olusegun Obasanjo ayaa maanta booqasho ku tagaya magaalada Hargeisa, Obasanjo waxaa uu madax ka yahay hey’ad fadhigeedu yahay Koonfur Afrika ee Brenthurst Foundation. Brenthurst Foundation ayaa…
1 daqiiqo Dhagayso: Wasiirka Amniga Jubbaland oo Ku Amray Ciidamada Amniga Iney Kordhiyaan Shaqadooda Inta lagu Guda Jiro Ramadaanka Dhageyso wasiirka wasaaradda amniga maamulka Jubaland oo sheegay in inciidanka looga baahan yahay in shaqada ay hayaan ay laba jibaaraaninta inta lagu gudajiro bisha barakeysan ee Ramadaan lana dagaalamaan wax…
2 daqiiqo Xildhibaan ka Tirsan Dalka Sweden oo Sheegay iney Dhexdhexaadinayaan Soomaaliya iyo Somaliland Somaliland ayaa Soo jeedisay in dalka Sweden u ka qayb qaato dhexdhexaadinta wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya, oo dhowr sano hakad ku jiray. Wasiirka horumarinta maalgashiga ee Somaliland mudane Maxamed Axmed…
1 daqiiqo SWITZERLAND OO WADAAD MUSAAFURISAY. Wadaad Muslim ah oo sannadkii 2017 lagu helay falal uu ku kicinayo rabshado dalka Switzerland ayaa ugu dambeyn la musaafuriyey kaddib markii la caddeeyey in dhalashadiisu tahay Soomaali. Ninkan ayaa…
1 daqiiqo Thabit Cabdi Oo Goobjoog Uga Warramay Ujeeddada Xisbiga uu Diiwaan-geliyey Ee PPP Guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa maanta diiwaan-geliyey xisbi siyaasadeed cusub oo la magac baxay xisbiga awoodda shacabka (People’s Power Party). Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka qaran Xaliima Ibraahim Ismaaciil ayaa shahaadada…