DFS Oo Laga Dalbaday Faah Faahinta Xarigga Roobow Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Haysom ayaa wuxuu dowladda federaalka Soomaaliya ka dalbaday in sida degdeg ah ay sharaxaad buuxdo uga bixiso xarigii… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo Oo Saxiixay Miisaaniyadda Dowladda Ee 2019 Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2019, kaddib markii ay ansixiyeen xildhibaannada Golaha Shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Madaxwenaha ayaa ku bogaadiyey Xildhibaannada…
1 daqiiqo Akhriso: Magacyada Xildhibaannada Cusub Ee Puntland Waxaa galabta Garoowe, Puntland lagu shaaciyey magacyada xildhibaannada la soo xulay ee Puntland, waa 66 xildhibaan kuwaas oo 8da Janaayo dooran-doona madaxweynaha Haddaba halkan ka akhriso:
9 daqiiqo 2018: Isbedello Waa Weyn Iyo Xasarado Siyaasadeed Ee Hareeyey Dowladnimada Soomaaliya! Sanadkan dhammaadka ah ee 2018-ka, waxaa dadweyanaha Soomaaliyeed ku dul hogtay qalalaase siyaasadeed oo u dhaxeeya hoggaanka dowladda dhexe, dowladda federaalka ah iyo dowladaha xubnaha ka ah, qalalaasahaas waxaa uu…
3 daqiiqo Xasarado galay Todobaadkii 2aad Oo Ka Socda Suudaan, Akhriso Xaaladda Ardeyda Soomaaliyeed Wadanka Suudaanka asbuucii labaad waxaa ka socda qalalaaso iyo dibad-baxyo ku fiday gobaladda wadanka kaas oo ka dhashay maciishada iyo shidaalka oo sare ku kacay, muwadiniinta wadanka iyo gawaarida ayaa…
1 daqiiqo Muuse Biixi Oo Magacaabis Sameeyey Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta waxaa uu sameeyay magacaabis iyo dad uu xil ka qaaday. Maxamed Cabdi Gurxan ayaa loo magacaabay agaasimaha wasaaradda maaliyadda, agaasimaha wasaaradda cadaaladda isna…
1 daqiiqo Howlgal Ka Socda Degmada Afgooye Ee Sh/hoose Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxay maanta howlgal ballaaran ka wadaan guud ahaan degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose. Wariyaheena Muuse Cabaas ayaa soo sheegaya in ciidamada ay baarayaan guryaha…
1 daqiiqo Xukuumadda oo Ansixisay Hindise Sharciyeedka Maamulka Dakhliga Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) oo axaddii yeeshay kulankoodii ugu dambeeyay sannadka 2018, ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka maamulka dakhliga oo ay golaha usoo gudbisay wasaaradda maaliyadda dalka. Kulanka golaha…
1 daqiiqo Qoysas Ku Barakacay Degmada Luuq Oo Ka Cabanaya Xaalad Dhanka Nolosha Ah In ka badan ilaa Boqol qoys ayaa ka barakacay dagaallo ka dhacay Tuulada Bohol Bashiir oo ka tirsan degmada Luuq ee Gobolka Gedo, kuwaasi oo lasoo sheegayo in ay soo wajahday xaalad…
1 daqiiqo Xaaf: Intii Aan Jirnay Dowladda Ayaa Dagaal Nagu Waddey, Wixii aan Qabanana Feer iyo Haraati Baan ku Qabaneynay Axmed Geelle Xaaf, madaxweynaha Galmudug oo shir jaraa’id qabtay sabtidii ayaa sheegay inuu ka xunyahay dagaalka ka socda agagaarka Maxaas, isaga oo soo-jeediyey in xabad $1 joogta aanu dhimman wiil…