Puntland: Dhageysiga Dacwad u Dhaxeysa Gaas Iyo Camey Oo Socota Maxkamadda sare ee dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta qaadeysa dacwad maamul oo u dhexeysa madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Gaas iyo madaxweyne ku xigeenka Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey, dacwadaaas oo ka dhalatay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Faysal Cali Waraabe “Yaan Laga Laaban Mooshinka Laga Keenay Farmaajo” (Dhageyso) Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa xildhibaannada ka keenay mooshinka madaxweyne Farmaajo ugu baaqay iney ku adkeystaan mooshinkooda oo aanay ka laaban. Wuxuu sheegay in xildhibaannada…
3 daqiiqo Dastuurkii Hore Iyo Qaadista Dacwooyinka Dembiyada Liddiga Ku Ah Madaxweynaha Sida ku qoran dastuurka KMG ah ee 2012-kii, qodobka 92aad ee maxkamadeynta iyo maamuus ka qaadista madaxweynaha, haddii lagu eedeeyo khiyaano-qaran, arrimo xadgudub ku ah Dastuurka ama sharciyada kale ee…
1 daqiiqo Cadaado: Shacabka Sidey u Arkaan Mooshinka Laga Keenay Farmaajo (Dhageyso) Shacabka ku dhaqan degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa ka aragti dhiibtey mooshinka ay xildhibaannada golaha shacabka qaarkood ka keeneen madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo. Qaar ka…
9 daqiiqo Akhriso: Qodobbada Dastuuriga Ah Ee Lagu Eedeeyey Farmaajo Inuu Ku Xad Gudbey Mooshinka xil ka qaadista madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ee axaddii shalay uu qabtay guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal ayaa xildhibaannada mooshinka keenay waxaa ay xuseen qodobbo dastuurka federaalka ah…
2 daqiiqo Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Oo Soo Dhoweeyey Mooshinka Xil Ka Qaadista Farmaajo Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliyeed ayaa soo dhoweeyey mooshinka ka dhanka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Qoraal ay soo saareen, oo arrintan ku saabsan waxaa uu u qornaa: Golaha Iskaashiga…
1 daqiiqo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Oo Bixiyey Amarro Ka Dhan Ah Al-shabaab Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta bixiyey amar cusub oo ka dhan ah dagaalyahannada Al-shabaab. Daahir Aadan Cilmo oo ah taliyaha ciidanka xoogga dalka oo warbaahinta kula hadlay magaalada…
1 daqiiqo Dhagax-dhig Kadib, Goorta La furayo Matxafka Qaranka Oo La Shaaciyey Waxaa maanta dhagax dhig lagu sammeeyey madxafka qaranka oo ka mid ah goobaha danta guud ee dib loogu dhisayo Barnaamijka isxilqaan. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa…
1 daqiiqo Madaxweyne Gaas Oo Lagu Eedeeyey Inuu Qalqal Siyaasadeed Ka Abuuray Deegaannada Puntland Mid kamid ah musharrixiinta Puntland ayaa sheegay in madaxweynaha maamulkaasi C/weli Maxamed Cali Gaas uu qalqal siyaasadeed ka abuuray degaannada maamulkaasi. Faarax Cali Shire oo kamid ah Musharixiinta u taagan…
1 daqiiqo “Guddoomiye Mursal Wuu Ku Saxan Yahay Go’aankiisa” Sidaasi Waxaa Yiri… Mid kamid ah sharciyaqaanada Soomaaliyeed ee ku nool dalka dibaddiisa ayaa soo dhoweeyay go’aanka guddomiyaha golaha shacabka ee ahaa in ay sii shaqeeyaan guddiga miisaaniyadda golahaas. Sharci yaqaan Cabdiwaaxid Cabdullaahi…