Farmaajo: 9 Bil Gudaheed Ayaan Ku Dhameystireynaa Dhismaha Tiyaatarka Qaranka(National Theatre) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dhagax dhigay xarunta Golaha Murtida iyo Madadaalada Qaranka(National Theatre) ayaa ballanqaaday in lagu dhameystiri doonno muddo 9 bil ah. Madaxweynaha ayaa sheegay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Hirshabelle: Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Looma Aasaasin inuu Noqdo Isbaheysi Mucaarad Qoraal ay maanta soo saartay dowlad goboleedka Hirshabelle waxaa lagu sheegay in golaha iskaashiga dowlad goboleedyada aan loo aasaasin inuu noqdo isbaheysi mucaarad balse ujeedka ahaa inay dowladda federaalka ah…
2 daqiiqo Fact Check: Wasiir Khadiijo Oo Ka Beensheegtay Xuska Maalinta Calanka Soomaaliyeed Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye oo shalay khudbad ka jeedineysay munaasabadda lagu xusayey maalinta calanka Soomaaliyeed ayaa sheegtay in ay tahay markii ugu horeysay…
1 daqiiqo Akhriso: Dabeysha Luban Oo Ku Soo fool Leh Xeebaha Waqooyi Ee Soomaaliya NASA iyo hey’ado kale oo caalami ah ayaa ka digaya dabeysha Luban oo maalmihii la soo dhaafay ka jirtay Gacanka Carabta. Dabeysha Luban ayaa la filayaa in axadda oo berri…
1 daqiiqo Xildhibaan Sharmaake ”Madaxweyne Waare Ha Iska Soo Xaadariyo Baarlamaanka” Xildhibaan Sharmaake Xasan Ganey oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka ee maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in madaxweyne Waare ay la xisaabtan dhab ah la sameyn doonaan. Waxa uu sheegay mudanahan…
1 daqiiqo Aqoonyahan Rajo Ka Muujiyey In Waxbadan Uu Bedali Doono Danjiraha Cusub Ee Maraykanka Usoo Magacwday Soomaaliya Senat-ka Maraykanka ayaa meelmariyay danjiraha cusub ee dowladdaasi u qaabilsanaan doona Soomaaliya Donald Yamamato. Mareykanka ayaa danjiraha cusub oo Mareykanka u fadhin doona Soomaaliya u magacaabay Mr. Yamamato oo khibrad aad…
4 daqiiqo Akhriso: Taariikhda Calanka Soomaaliyeed Maanta oo kale, Sanadka walba waxaa dalka laga xusaa maalinta Calanka, waa maalin ka tarjumeysa Qarannimo, Midnimo iyo gumeysi naceyb, 64 sano ayaa ka soo wareegatay markii la sameeyay calanka…
3 daqiiqo Akhriso: Faah-faahinta 664 Shil Oo Ka Dhacay Muqdisho, 448 Ka Mid Ah Waa Bajaaj Taliska ciidamada booliiska Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta nabadgelyada waddooyinka ayaa todobaadkan soo gubiyey warbixin la xiriirtay shilalkii dhacay 6-dii ee ugu horeysay sanadkan 2018-ka. Shilalka ayaa guud ahaan waxaa ay…
3 daqiiqo MAQAAL: MACALLIN, HABKA AAD WAX U WADDO MA CADDA Hadalkaas waxaa igu dhahay laba fasal oo ka mida fasalada laba jaamacad. Waan ka fikiray ilaa aan ku sig tay in aan beddelo habka barasho ee aan ku socday, kaas…
1 daqiiqo Xasuus Qaran Oo Loo Samaynayo Muwaadiniintii Soomaaliyeed Ee Lagu Dilay Weerarkii Zoobe Kulan ay Muqdisho ku yeesheen golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay dhibaatadii xanuunka iyo muragada badnayd ee ka dhalatay weerarkii argagaxiso ee 14 October 2017 lala eegtay Isgoyska…