1 daqiiqo Sheeko:War WAR DEG-DEG AH: Dagaal Ka Socda Magaalada Balad Xaawo Balad Xaawo, Gedo – Dagaal culus ayaa saaka ka qarxay magaalada Balad Xaawo ee gobolka Gedo, kadib markii uu halkaas gaaray Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Cabdirashiid Janan), oo dhawaan loo magacaabay…
1 daqiiqo Sheeko:War UK oo Soomaaliya ku dartay Liiska Waddamada Laga Digayo In Loo Safro Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Boqortooyada Midowday (UK) ayaa si rasmi ah ugu dartay Soomaaliya liiska waddamada ay uga digeyso muwaadiniinteeda inay u safraan, iyagoo tixraacaya xaalado halis ah oo dhanka…
1 daqiiqo Sheeko:War Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo gaaray Baydhabo Baydhabo, Soomaaliya – Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Xasan Cabduqaadir Maxamed, ayaa maanta si rasmi ah ugu soo dhoweeyay magaalada Baydhabo wafdi heer sare ah oo uu…
1 daqiiqo Sheeko:War Muxuu yahay nuxurka war-saxaafadeedka ay Puntland ka soo saartay arrinta markabka Hubka ? Muxuu yahay nuxurka war-saxaafadeedka ay Puntland ka soo saartay arrinta markabka Hubka ? Dowlad Gobaleedka Puntland ee Soomaaliya ayaa war saxaafadeed hordhaca ah ka soo saartay markabka Sea world oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iran oo wada-hadallo cusub la galaysa dalalka Yurub Dowladda Iran ayaa wada-hadallo cusub la galaysa midowga yurub, ayadoo laga arrinsanayo barnaamijka nukliyeerka dalkaas todobaadyo uun ka dib dagaalkii dhex maray Israa’iil iyo Tehran iyo duqeymihii Mareykanka ee xarumaha…
2 daqiiqo Sheeko:War Cabdirashiid Janan oo loo Magacaabay Madaxa NISA ee Gobolka Gedo Muqdisho – Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Cabdirashiid Janan) ugu magacawday Agaasimaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) u qaabilsan gobolka Gedo.…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo ka hortagtay qorshe halis ah oo ay Itoobiya damcsanayd Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hortagtay qorshe halis ah oo ay Itoobiya damcsanayd, kaas oo ay doonaysay inay saameyn ku yeelato badda Soomaaliya. Wasiirka gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macallin…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Boqolaal maleeshiyaad Duruusiga Israa’iil ah oo ku sii qulqulaya Suuriya Boqolaal maleeshiyaadka Duruusiga ah ee ku sugan Israa’iil ayaa ku sii qulqulaya gudaha dalka Suuriya, gaar ahaan gobolka Suweydaa si ay ugu biiraan dagaalka aaggaas ka socda. Ciidamada Israa’iil ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Labo Maxbuus oo Dil Ku Xukumnaa oo Ka Baxsaday Xabsiga Qardho Qardho – Wararka naga soo gaaraya magaalada Qardho ayaa sheegaya in labo maxbuus oo ku xukumnaa dil toogasho ah ay saaka ka baxsadeen xabsiga weyn ee magaaladaas. Ilo amni oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Tirada dadka ku dhintay dagaallada ka socda Koonfurta Suuriya oo sii kordhaysa Khasaaraha ka dhashay dagaallada socda gobolka Suweydaa ee koonfurta dalka Suuriya ayaa sii kordhaya, xilli walaac xooggan laga qabo inay xaaladdu faraha ka baxsan oo colaad sokeeye dib u qaraxdo.…