1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweynaha Puntland oo hanjabaad u diray SSC-KHAATUMO Madaxweynaha Dowlad Goboleeda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ka hadlayay xaaladda gobolka Sanaag ayaa sheegay inay deegaankaas taladiisu taallo Puntland, asagoo masuuliyiin Sanaag ka soo jeeda ee DFS ku jira…
2 daqiiqo Sheeko:War Wararkii ugu dambeeyay banaanbaxyadda ka socda Kenya Kenya waxaa maanta hareeyay mudaharaadyo ballaaran oo ay dhigayaan boqolaal dhalinyaro ah, gaar ahaan kuwa loo yaqaan Gen Z, kuwaasoo waddooyinka waaweyn ee Nairobi iyo magaalooyin kale kusoo baxay xuska…
1 daqiiqo Sheeko:War Maxaa ka soo baxay kulankii madaxwehneyaasha Soomaaliya iyo masar ? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan kula qaatay qasriga Al-calamayn, dhiggiisa Jamhuuriyadda Carabeed ee Masar Mudane Cabdifataax Al-Sisi. Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay xoojinta…
2 daqiiqo Sheeko:War Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo eedeyn usoo jeediyay Madaxweyne Guudlaawe kana hadlay doorashadii maanta ka dhacday Balcad Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Cumar Balcad, ayaa si adag uga hadlay doorashadii lagu qabtay degmada Balcad, isaga oo eedeyn culus u jeediyey hoggaanka maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo xaqiijisay inay ciidan ka qoranayso gobolka Sanaag Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay inay ciidamo ka qoranayso gobolka Sanaag, si ay warbaahinta u sheegeen masuuliyiin ka tirsan DFS oo gobolkaas ka soo jeeda. Wasiirka Ganacsiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:War In ka badan 50 qof oo ku geeriyooday fatahaado maasheeyay gobolka Texas ee dalka Mareykanka Ugu yaraan 43 qof oo ay ku jiraan 15 carruur ah ayaa la xaqiijiyay inay dhinteen kadib fatahaado degdeg ah oo ka dhacay bartamaha gobolka Texas, sida ay sheegeen hay’adaha…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Itoobiya oo si rasmi ah ugu dhawaaqday inay shidaalkii ugu horreeyay ka soo saartay deegaanka Soomaalida Dowladda Itoobiya ayaa shaacisay inay ku guulaysatay soo saarista shidaal ay muddo dowlad deegaanka Soomaalida si qarsoodi ah uga qodaysay, waxayna sheegtay in dhowaan shidaalkaas la iib geyn doono. Ra’iisul…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Federaalka iyo Madasha Samatabixinta oo ku heshiiyay in wada hadalkii dib u bilaabmo 20-ka Luulyo Shirkii wada-hadalka labaad ee u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madasha Samatabixinta ayaa maanta si rasmi ah uga dhacay magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ugu yaraan 4 qof oo ku dhintay doon ku qalibmantay dalka Indonesia Ugu yaraan afar qof ayaa la xaqiijiyay inay geeriyoodeen halka in ka badan 30 qof weli la la’yahay, kaddib markii dooni rakaab siday ay ku degtay badda, wax yar kaddib…
1 daqiiqo Sheeko:War AUSSOM oo shaacisay khasaaraha ka dhashay diyaaradii ku dhacday Garoonka Muqdisho Saaka abaare 7:30 subaxnimo, diyaarad ay leeyihiin Midowga Afrika oo ay wadeen ciidamada Uganda (UPDF) ayaa si degdeg ah ugu dhacday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho. Diyaaraddu waxay kasoo…