2 daqiiqo Sheeko:War Dibadbaxyo ka bilowday Nairobi Dadweyne aad u badan oo reer Kenya ah ayaa maanta isu soo baxay waddooyinka magaalada Nairobi, iyaga oo xasuusanaya sanadguuradii koowaad ee dibadbaxyadii rabshadaha watay ee bishii Juun 2024, kuwaas…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Trump oo weerar Afka ah ku Qaaday Soomaaliya Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa weerar afka ah ku qaaday Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Kongreska Maraykanka, kadib markii dhawaan ay Ilhaan dhaleeceysay adeegsiga maamulka Trump ee militariga,…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israa’iil oo aqbashay heshiiska xabbad-joojinta ah ee ay la galayaan Iran Maamulka Israa’iil ayaa sheegtay inay aqbashay xabbad-joojinta uu soo jeediyay Trump, kaas oo la doonayo in lagu soo afjaro dagaalka 12-kii maalmood ee la soo dhaafay ka socday Gobolka Bariga…
2 daqiiqo Sheeko:War Trump oo Ku Dhawaaqay Xabad Joojin u Dhaxaysa Israa’iil iyo Iiraan Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in heshiis xabad joojin ah uu hadda dhaqan galay, isaga oo ugu baaqay labada dhinac – Israa’iil iyo Iiraan –…
1 daqiiqo Sheeko:War DEG-DEG: Iran oo Gantaallo Ku Garaacday Saldhigga Maraykanka ee Qatar Dooxa – Wararka hadda nasoo gaaraya ayaa sheegaya in dowladda Iran ay ku dhufatay illaa lix gantaal saldhigga milatari ee Mareykanka ku leeyahay dalka Qatar, gaar ahaan Al Udeid Air…
2 daqiiqo Sheeko:War Hiigsiga qarni-jirka Soomaaliya oo maanta laga daahfuray caasimadda Muqdisho Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Hiigsiga Qarni-jirka Soomaaliya ee 2060-ka, oo ah aragti dheer oo mustaqbalka, islamarkaana qeyb ka ah…
1 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya oo laga saaray Liiska Qaramada Midoobay ee Askareynta Carruurta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in dalka si rasmi ah looga saaray liiska madow ee Qaramada Midoobay ee wadamada lagu eedeeyo askareynta carruurta xilliyada colaadaha hubeysan. Wasaaradda…
2 daqiiqo Sheeko:War Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray Garowe Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta si rasmi ah uga degay magaalada Garowe ee xarunta Puntland, halkaas oo si diirran loogu soo dhoweeyay. Socdaalka Axmed Madoobe ee…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Sacuudiga oo si adag uga hadashay weerarkii lagu qaaday xarumaha Nukliyeerka Iran Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa maanta si rasmi ah u muujisay walaac weyn oo ay ka qabto horumarka iyo xaaladda cakiran ee ka taagan Jamhuuriyadda Islaamiga ah…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iran oo jawaab adag ka bixisay weerarkii Mareykanka Saacado ka dib markii Mareykanku uu weeraray xarumaha Nukliyeerka Iran, jawaabta Tehran ayaa noqatay mid adag, waxayna duqeymo ka geysatay in ka badan 400 oo goobood oo ah dhulka ay…