1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxaa ka jira in Mareykanka iyo Israa’iil ay sanad ka hor qorsheeyeen weerarka xarumaha Nukliyeerka Iran? Sida ay sheegtay shabakadda wararka ee ABC, oo soo xiganaysa ilq sirdoon oo dhanka Israa’iil ah, Maraykanka iyo Israa’iil ayaa weerarka xarumaha Nukliyeerka Iran iyo tababar ku saabsan ku soo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Waxyeello noocee ah ayaa gaartay xarumaha Nukliyeerka Iran? Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in diyaaradaha Mareykanka ee dalkiisu ay weerar duqeyn ah ku qaadeen saddex xarumood oo muhiim ah oo ka tirsan barnaamijka nukliyeerka Iran, kuwaas…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo ku hanjabay inuu Iran mar kale weerar culus ku qaadi doono Wax yar ka dib markii Mareykanku oo dhawr bam oo dhulka hoos u dalooliya ku garaacay xarumaha Nuclear-ka Iran ee Fordow, Nataas iyo Isfahaan, madaxweyne Trump ayaa soo saaray digniin…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ilhan Omar oo si kulul u cambaaraysay Weerarka Mareykanku ku qaaday Iran Xildhibaan Ilhan Omar, oo ka tirsan Aqalka Wakiilada Mareykanka kana tirsan Xisbiga Dimuqraadiga, ayaa si adag u cambaaraysay weerarka cirka ah ee Mareykanku ku qaaday saddex xarumood oo nukliyeer ah…
1 daqiiqo Sheeko:War Mareykanka oo Weerar Ku Qaaday Saddex Xarumo Nukliyeer ah oo Iran Ku Taalla Mareykanka ayaa si rasmi ah u xaqiijiyay in uu qaaday weerar cirka ah oo culus oo lagu bartilmaameedsaday saddex xarumood oo muhiim ah oo ku yaalla dalka Iran, kuwaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:War Madasha Mucaaradka Samata-bixinta oo isku raacay in ay la kulmaan Madaxweyne Xasan Sheekh. Madasha Samata-bixinta Mucaaradka ay habeenkii xalay kulan ku yeeshay hoyga Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed. Kulankan oo lagu tilmaami karo mid muhiim ah, ayaa lagu sheegay inay isku raaceen inay…
2 daqiiqo Sheeko:War Dawladda Soomaaliya iyo IOM oo dalka Dib Ugu Soo Celiyay Dhalinyaro Tahriib ku Tagay Aljeeriya Dawladda Federaalka Soomaaliya oo iskaashi la leh Hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka (IOM) ayaa maanta si nabad ah dalka dib ugu soo celisay tiro dhalinyaro Soomaaliyeed ah oo tahriib ahaan…
2 daqiiqo Sheeko:War Iran oo duqeyn ku burburisay suuqii ugu weynaa ee sarifka lacagaha qalaad ee Talabib Duqeymaha u dheexeya Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran iyo Israa’iil ayaa maanta u gudubtay heerka ugu sareeya, kaddib markii gantaalo culus oo laga soo riday dhanka Tehran ay ku habsadeen…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israa’iil, “Iran waxay doonaysaa inay naga takhalusto Maamulka Israa’iil ayaa sheegay in dowladda Iran ay gacanta ku hayso qorshe gebi ahaan lagu burburinayo nadaamkooda, islamarkaana khariidadda bariga dhexe looga tirtirayo. Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa’iil oo u warramay…
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka gaashaandhigga XFS oo kormeeray xarunta lagu tababaro saraakiisha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee dalka Qatar Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qatar, ayaa booqday Kulliyadda Ciidanka Lugta ee Ahmed Bin Mohammed…