Wajiga Labaad Ee Dib U Eegista Dastuurka Oo Muqdisho ka Furmay Guddiga Madaxa banaan ee dib u eegista Dastuurka ayaa Muqdisho ka daah furay wajiga labaad ee ee dib u eegista dastuurka KMG ah. Kulanka waxaa ka soo qeyb-galay xubnaha uu… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Degmada Waajid Oo Laga Soo Sheegayo Waxbarasho La’aan Degmada Waajid ee gobolka Bakool kana mid ah degmooyinka ay go’doomiyeen Al-shabaab ayaa laga soo sheegayaa waxbarasho la’aan. Degmada Waajid waxaa ku yaallo hal Iskuul oo lagu magacaabo Waajid Iskuul…
1 daqiiqo Dowladda Oo War Kasoo Saartay Hoobiyeyaal Ku Dhacay Degmada Wadajir Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysa Hoobiyeyaal shalay ku dhacay xaafado ka tirsan degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, kuwaasi oo khasaare geystay. War-saxaafadeed kaasoo baxay dowladda, laguna baahiyey warbaahinta DFS ayaa…
2 daqiiqo Sawirro: Madaxda Ugu Sarreysa DFS Oo La Kulmay Wafdi Ka Socday Dowladda Jabuuti Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdiga ka socday Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti oo Muqdisho kaga qeyb galay xuska maalinta xorriyadda…
1 daqiiqo Qalbi-dhagax Oo Soo-deynta Kadib hadlay: Qabashadeydii Xamar Ashkhaas Yar Ayaa Geysatay Cabdikarim Qalbi-dhagax oo sii-deyntiisa kadib markii ugu horreysay hadlay ayaa u mahadecliyay dhammaan umadda Soomaaliyeed Cabdikarim Qalbi-dhagax oo arrintan ka hadlaya waxaa uu yiri“Waxaan u mahadcelinayaa shacabka Soomaaliyeed, oo runtii…
2 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo: Marna Ha Ogolaanina Dowlad Kasta oo Timaada in La idiinka Horkeenno Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo maanta munaasabadda 1da Luulyo darteed shacabka Soomaaliyeed kula hadlayey garoonka kubadda cagta ee Koonis ayaa shacabka kula dardaarmay in…
2 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Colaadda Tukaraq Iyo Wadahadallada Somaliland Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysa waxa uu maanta ka jeediyey garoonka Kubadda Cagta ee Banaadir, halkaasi oo lagu dhigay Banaanbax loogu dabaaldegayo…
1 daqiiqo Khasaare Ka Dhashay Madaafiic Ku Dhacday Xaafado Ka Tirsan Degmada Wadajir Sida ay sheegayaan dadka deegaanka, illaa Saddex Hoobiye ayaa goor dhow ku dhacay xaafado ku dhow Xerada Xalane ee magaalada Muqdisho, waxaana ka dhashay khasaare dhaawac ah. Inta la xaqiijiyey…
1 daqiiqo Banaanbax Loogu Dabaaldegayo 1-da Luulyo Oo Ka Socda Muqdisho Magaalada Muqdisho, gaar ahaan Garoonka Kubadda cagta ee Koonis waxaa ka soconaya Banaanbax weyn oo loogu dabaalgedagayo munaasabadda Kowda Luulyo oo ah markii ay gumeystaha Talyaaniga ka xoroobeen gobollada Koonfureed…
1 daqiiqo Sawirrada Goobjoog: 2 Muuqaal Oo Ku Cusub 1da Luulyo Saaka waa 1da Luulyo, maalinta xuriyadda gobollada Koonfureed ee Soomaaliya iyo midnimada, sida caadada u ah dowladda federaalka ah waxaa u xiran jidadka ugu waaweyn magaalada Muqdisho. Sidaas ay tahay,…